Sunday, April 28, 2024

Xukun Dil ah oo goordhaw lagu fuliyay Nin dil aad looga naxay ka geestay...

Waxaa goordhay fagaare kuyaalla magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Koonfur Galbeed lagu toogtay nin dhawwaan dil aad looga naxay ugu geestay Baydhabo haweeney...

Dowladda Soomaaliya oo kordhisay qiimaha Xajka lagu tagayo sannadkan (Akhriso)

Wasaaradda Awqaaft iyo arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa sannadkan kordhisay lacagta laga qaadayo dadka doonaya in ay sannadkan soo gutaan waajibaadka xajka. Guddiga tartanka adeega...

Meydka Wiil Soomaali Mareykan ah oo laga dhax helay Wabiga Mississippi

Waxaa saacado kahor la helay meydka Wiil Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Cabdifitaax Cali oo muddo shan cisho ah nolol iyo geeri lagu la'aa...

Iska hor imaad xalay ka dhacay Muqdisho iyo kooxo hubeesan oo gacanta lagu dhigay

Waxaa xalay iska hor imaad u dhaxeeyay ciidamo katirsan booliiska Soomaaliya iyo kooxo burcad hubeesan oo dadka dhac u geesanayay uu ka dhacay xaafada...

Waddooyinka Muqdisho qaarkood oo saakay xiran iyo Dadka oo lugta xitaa loo doodayo

Waxaa saakay xiran qaar kamid ah waddooyinka muhiimka ah ee kuyaalla magaalada Muqdisho, waxaana waddooyinkaasi lasoo dhoobay ciidamo aad u badan oo isugu jira...

Soomaaligii 3aad oo 24 saac gudahood lagu dilay Magaalada Cape Town

Ali Mohamed Hassan (Balaakii) oo ka mid ahaa ganacsade Soomaali ah ayaa lagu dilay degaanka Nyanga oo ka tirsan Magaalada Cape Town ee dalka...

Midowga Dalladaha Waxbarashada oo War ka soo saaray Imtixaanka Shahaadiga

Guddiga sare ee Midowga Dalladaha Waxbarashada dalka ayaa ka soo horjeestay xubno magaca midowga Dalladaha ku qaadacay Imtixaanka Shahaadiga oo ay qaado Wasaaradda Waxbarashada. Warsaxaafadeed...

(Sawirro) Ciidamada Ruushka oo Taliye sare looga dilay dagaalka ka socda Ukraine

Dowladda Ruushka ayaa xaqiijisay inuu dhintay mid ka mid ah Jeneraalada ugu sarreeya ee Moscow ka joogay Ukraine, kaddib dagaal culus oo ka dhacay...

Ergeyga Madaxweynaha ee Gurmadka abaaraha oo balan-qaad ka helay..(Sawirro)

Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan fogaan arag ah la yeeshay madaxda ugu saraysa ha’yadaha...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs