Friday, April 26, 2024

Markab weyn oo sida Shidaal oo kusoo xirtay Dekadda Boosaaso (Sawirro)

Waxaa xalay dekadda magaalada Boosaaso ee gobolka Bari kusoo xirtay markab weyn oo siday shidaal aad u badan, waxaana la filayaa in shidaalkan is...

Fursad lagu baranayo Quraanka iyo culuumtiisa oo loo hayo Qurbajoogta Soomaliyeed caruur iyo dad...

WhatsApp: +252634484123 IMO: +252634484123 Telegram: +252634484123 Skype: Amiin Quran Online Gmail: amiinquranonline@gmail.com Dugsiga Amiin Quran Online oo ah dugsi hore looga bartay waxbarasho tayo leh ayaa bilaabay dinwaangalinta ardayda...

Musharax Madaxweyne oo Ballanqaaday in Caasimadda Kenya u bedelayo magaallo Soomaaliyeed

Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha dalka Kenya ayaa wada olole xoogan ay ku raadsanayaan codadka iyo kalsoonida dadka Kenya, xilli la filayo in bisha...

Guurkii Awoowayaasheenii Doonistii iyo Aqal Galkii Waayo hore (Wax badan ka Ogow)

Qaybtii 1-aad: Barnaamijka War iyo waaya-arag waxaan maanta ku soo qaadanaynaa sida hablaha loo doono iyo sida aroosyada loo dhiso innaga oo tix raacaynaa...

Guudlaawe oo ku laabtay Jowhar iyo Wasiirro cusub oo la magacaabayo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimada Jowhar kadib safar shaqo oo uu ku joogay Magaalada...

Arday wax ka dhigata Jaamacadda Muqdisho oo Turkiga aaday lana sagootiyay (Sawirro)

Arday ka tirsan jaamacadda Muqdisho oo daraaso ku soo qaadanaya dalka Turkiga ayaa xaflad sagootin ah mloogu sameeyay xarunta jaamacadda. Ardaydan oo isugu jira Baaj...

IGAD oo war ka soo saartay dagaalka u dhexeeya dowladaha Itoobiya & Sudan

IGAD ayaa walaac ka muujisay xiisada kasoo cusboonaatay Dowladaha Suudaan iyo Itoobiya ka dib dagaalo ciidamada labada dal ku dhexmaray xadka War-saxaafadeed kasoo baxay Urur...

Haweeney Mareykan ah oo ganacsade Soomaaliyeed ku eedeysay inuu kufsaday

Saynisyahanad u dhalatay mareykan ah oo heysata shahaadada PhD ayaa Mulkiilaha Shirkadda Beeyada ee Asli Maydi Mr. Barkhad Xasan ku eedaysay inuu Kufsi u...

Laftagareen: “62 sano ka dib Soomaaliya waxay weli ku jirtaa gumeysi qarsoon”

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa sheegay in xilligii ay Soomaaliya ka xoroobeysay gumeystihii Talyaaniga & Ingiriiska ay ahaayeen kuwo...

(Daawo) Dhaqtar uu dawo u doontay ayaa mugdi iyo rajo beel u bedelay Noloshiisa!

Muumin Axmed Ciise waa Soomaali 40 sano jir ah, Indhoole ah, kana soo jeeda qoys sabool ah, waxaana uu leeyahay Xaas iyo dhowr caruur...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs