Saturday, April 27, 2024

Maqaayado Waa weyn oo la xiray kadib markii ay ka cunteeyeen Haween aan xirneen...

Maqaayado waa weyn oo kuyaalla bartamaha magaalada Qom ee dalka Iiraan ayaa la xiray, kaddib markii la sheegay in maqaayadahaasi ka cunteeyeen kana adeegteen...

Weerar lagu qaaday Kolonyo gaadiid ah uu la socday Madaxweyne Caan ah

Kolonyo gaadiid ah uu la socday Madaxweynaha dalka Nageria, Muhammadu Buhari ayaa weerar gaadmo ah lagu qaaday xilli ay marayeen gobolka uu kasoo jeedo...

Puntland oo Wasiir katirsan Xukuumadda Soomaaliya ku eedeesay Xatooyo iyo Musuq maasuq

Dowlad goboleedka Puntland ayaa ku eedeesay dowladda federaalka Soomaaliya gaar ahaan wasaaradda arrimaha Diinta iyo Owqaafta xukuumadda Soomaaliya xatooyo iyo musuqmaasuq la xariira fiisooyinka...

Ciidamada Booliiska oo Muqdisho ku qabtay hub iyo waxyaabaha maanka dooriya (Sawirro)

Ciidamada booliiska iyo kuwa Nabad Sugida ayaa xalay howlgal qorsheesan ka fuliyay qaar kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir, howlgalkan ayaa ahaa mid lagula dagaalamayay...

Xassan Shiikh oo booqday Ciidanka Kumandoska DF loogu tababarayo Turkiga (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday dugsiga Tababarka Kumaandooska Dalka Turkiga ee Isparta, halkaas oo xarun muhiim ah u ah...

(Sawirro) Dowlada Chile oo dalab xasaasi ah u soo dirtay dhigeeda Soomaaliya

Ku Simaha Safiirka Safaaradda JFS ee Ethiopia ahna u qaybsanaha safaaradda Soomaaliya ee Midowga Africa iyo Hay’adda dhaqaalaha Qaramada Midoobay ee UNECA mudane Shaafici...

(Sawirro) Shir Madaxeedkii IGAD oo maanta ka furmay Nairobi iyo Soomaaliya oo..

Waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka furmay maanta shir madaxeedkii sanadlaha ahaa ee urur goboledka IGAD kaasoo looga hadlay dhibaatooyinka ka jira geeska...

Wasiiro ka tirsan UK oo iscasilay iyo xaalad adag oo soo wajahday RW Boris...

Ra'isal Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson ayey xaalad adag soo wajahday ka dib markii ay iscasileen xubno ka tirsan Xukuumadiisa Xoghayihii Maaliyadda Rishi Sunak iyo kan...

Wasaaradda Waxbarashadda DF oo shaacisay Siyaasadda Qaran ee lebiska ardayda

Wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa soo saartay Siyaasadda Qaran ee lebiska ardayda wax ka barata iskuulada dalka "Wasaaradda...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs