Saturday, May 11, 2024

MadaxweynahaTurkiga oo ka carooday hab-dhaqanka Armenia Hanjabaad culusna u diray

Dagaal xooggan oo u dhaxeeya dalalka Armenia iyo Azerbijian ayaa kasoo cusboonaaday xadka labadaasi dal wadaagaan, waxaana dagaalkaasi oo saacado socday ku dhintay in...

Salman Cabdullahi Cismaan oo si arxan darro ah loogu dilay magaalada Queestown

Wararka ka imaanaya magaalada Queestown ee dalka Koonfur Afrika, ayaa sheegaya in muwaadin Soomaaliyeed oo halkaasi xarun ganacsi kaga si arxan dadro ah ugu...

Madaxweyne Filipe Nyusi oo Baaq kasoo saaray Shaqo joojin ay sababeen Ururka Al Shabaab

Dalka Muzambik gaar ahaan gobolka lagu magacaabo  Cabo Delgado, waxaa in muddo ah ka socda dagaal u dhaxeeya ciidamada milatariga dalkaasi iyo koox hubeesan...

(Akhriso) Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo beeniyey warar ay baahisay Al-Shabaab

WAR-SAXAAFADEED Markii Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed uu kordhiyay howlgalada lagu ciribtirayo Maleeshiyaadka Argagixisada Al-shabaab ayay Nabadiidku bilaabeen ineey marin habaabiyaan Shacabka Soomaaliyeed iyagoo faafinaya warar...

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Deni & Catherine Signe Tovey? (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Hay’adda World Bank, oo ay hoggaaminayso Madaxa arrimaha Biyaha ee Koonfurta...

(Akhriso) Dowlad goboleedyada oo dalab cusub u diray dowlada Somalia

Maamul goboleedyada Somalia ayaa ka codsaday dawladda federaalka in la fasaxo deeqaha loogu talogalay wax ka qabashada abaaraha ka jira dalka. Kadib kulamo saddex maalmood...

RW Xamze oo warbixin ka dhegeystay Guddoomiye Dr. Cali Ciise (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Hamza Abdi Barre,  ayaa maanta xafiiskiisa warbixin kooban iyo talooyin kaga dhagaystay Guddiga Dhaqaalaha Qaranka oo uu hoggaaminayay Guddoomiyaha...

Xassan Shiikh iyo wafdigii uu horkacayey oo u ambabaxay New York (Ujeedka)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Maraykanka, halkaas oo uu kaga qeyb geli doono...

Nabadoon lagu dilay Magaalada Muqdisho & faahfaahino ka soo baxaya

Xaafad ka tirsan degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho waxaa galabta xiligii qorax dhaca lagu dilay Nabadoon caan ah oo ka tirsanaa dadka degaanka. Marxuum Nabadoon...

(Akhriso) Madaxweyne Deni oo Magacaabay La-taliyeyaal cusub oo uu ku jiro Jen. Morgan

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 51 ee 14-ka Sibteembar 2022, kuna saabsan magacaabid La-taliyeyaasha Madaxweynaha ee...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs