Monday, April 29, 2024

Golaha Wasiirada Somalia oo looga sheekeeyey Qiso oday 60 jir ah ku qabsatay gobolka...

Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre  ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka Khamiislaha ah ee Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo looga hadlay qodobo...

Itoobiya oo ka hadashay Khariidadii Muranka dhalisay ee Soomaaliya loogu daray Dalkeeda

Bogga Internetka ee Wasaarada Arimaha dibadda dalka Itoobiya ayaa lasoo galiyay sawirka khariidad muran badan dhalisay ,kadib markii khariidadaasi looga saaray Soomaaliya laguna daray...

Saciid Ciise: “Deni wuxuu Puntland u horseeday Doorasho dadweyne”

Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullahi Deni ayaa wuxuu dowlad goboleedka ku yaal Waqooyi Bari Soomaaliya ee Puntland uu u horseeday doorasho qof iyo cod...

Amarkii xalay soo saartay Maamulka Duulista Hawada Somalia oo maanta la jabiyay

Qoraal xalay kasoo baxay Hay'ada Duulista Hawada ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu mamnuucay duulimaad kasta oo ka yimaada dhinaca dalka Kenya in ay...

Mareykanka oo si adag uga hadlay Xukunka lagu riday Duqa magaalada Istanbuul

Dowladda Mareykanka ayaa si weyn uga soo horjeesatay xukun maxkamad kutaalla dalka Turkiga ku riday duqa magaalada Istanbuul Ekrem Imamoglu, oo katirsan hoggaamiyaasha mucaaradka...

Xarakada Al-Shabaab oo ka jawaabtay hadal ka soo yeeray dowlada Itoobiya

Al-Shabaab ayaa beenisay hadal kasoo yeeray dawladda Itoobiya oo ahaa in ciidamadeedu qabteen xubno ka tirsan Al-Shabaab iyo Daacish oo weeraro ka fulin rabay...

Ciidankii DF ee tababarka ugu maqnaa Eritreya oo Maalmaha soo socda..

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in ciidmada Soomaalida ee ku sugan dalka Eritrea la billaabi doono inay dalka kusoo laabtaan bishan December...

Gudoomiye Maxamed Nuur Gacal oo ka hadlay Doorashada Madaxweynaha Galmudug

Waxaa beri oo axad ah lagu wadaa in magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ka dhacdo doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa oo horey dhoor...

Cabashadii keentay Babaanbixii maanta ka dhacay Muqdisho oo la xaliyay (Daawo Sawirada)

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo weheliyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Bashiir Cabdi Maxamed ayaa booqday...

Haweeney badsatay daawashada aflaanta dambiyada oo fulisay dambi laga argagaxay

Jung Yoo-jung oo 23 jir ah, oo taageere u aheyd filimaanta dembiyada iyo sheekooyinka Tlelefeshinada, ayaa maxkamad ku taal Kuuriyada Koonfureed ku xukuntay xabsi...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs