Thursday, May 2, 2024

Xassan Shiikh oo gaaray Dubai & Xog ku aadan ujeedka safarkiisa (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dubai ee dalka Isutagga Imaaraatka Carabta, halkaasoo ay kaga...

Xaflad uu xilka kula wareegay Guddoomiyaha cusub ee Jaamacada Benadir oo Muqdisho lagu qabtay...

Munaasabad ay xilka ku kala wareegayeen gudoomiyaha cusub ee Jaamacada Benadir Dr. Maxamed Max'uud Biday iyo guddoomiyihii hore ee Jaamacadaas Dr. C/risaaq Axmed Dalmar...

Ma u baahantahay in Carruurtaada iyo adiguba aad barataan Qur’aanka Kariimka & Caqiidada Islaamka?

WhatsApp: +252634484123 IMO: +252634484123 Telegram: +252634484123 Skype: Amiin Quran Online Gmail: amiinquranonline@gmail.com website: www.amiinquranonline.com Dugsiga Amiin Quran Online oo ah dugsi hore looga bartay waxbarasho tayo sare leh ayaa bilaabay...

Beesha caalamka: “Waa in la tixgeliyaa xaqa musharixiinta ee tartanka doorashada”

WAR-SAXAAFADEED Saaxiibada caalamku waxay boorrinayaan in la dhammaystiro doorashada golaha shacabka oo loo dhan yahay, laguna kalsoonaan karo oo ay aqbali karaan dhammaan daneeyayaasha doorashada...

Aqalka cad oo laga helay maaddo sharci darro ah iyo Baaritaano socda

Maaddo is dhex yaac iyo in aqalka cad la faarujiyo horseedday axaddii ayaa la ogaaday in ay ahayd daroogada kookaynta. Waxaa daroogada laga helay goob...

Al-shabaab oo weerar culus ku qaaday saldhig ay leeyihiin ciidamada AMISOM

Xoogaga Al-Shabaab ayaa xalay weeraray saldhig ciidamo ka tirsan AMISOM iyo kuwa Jubbaland ku leeyihiin degaanka Bilis Qooqaani ee gobolka Jubbada Hoose. Ciidamada Kenya ee...

Qoor-qoor iyo Wafdigiisa oo si diiran loogu soo dhoweeyey dalka Jabuuti (Sawirro)

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta gaaray Magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti. Waxaa garoonka dayuuradaha Magaalada Jabuuti si diirran ugu...

Cali Gacal Casir oo si kulul uga jawaabay Qoraal uu soo saaray Madaxweyne Xaaf...

Guddoomiyaha Baarlamanka dowlad goboleedka Galmudug Cali Gacal Casir oo ku sugan magaalada Cadaado ayaa ka jawaabay qoraal maanta ka soo baxay Madaxweyne Axmed Ducaale...

Dagaal Khasaaro badan dhaliyay oo Dhax maray xubno ka wada tirsan Al Shabaab &...

Wakaaladda wararka u faafisa dowladda Soomaaliya ee Sonna ayaa shaacisay in dagaal u dhaxeeyay dagaalyahano katirsan Al Shabaab uu ka dhacay deegaan hoostaga magaalada...

Wasiir Maxamed Maxamud oo xilka laga qaaday iyo Wasiir cusub oo lagu bedelay

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka ka qaaday Wasiirkii maaliyada ee maamulkaasi Maxamed Maxamud Cabdulle (Maxamed Dheere), waxa uuna isla wasaaradan u magacaabay...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs