Monday, April 29, 2024

(Sawirro) Ruushka oo dad ku laayey Magaalada uu ka soo jeedo Madaxweyne Zelensky

Gantaalada Ruushka ayaa ugu yaraan 11 qof ku dilay dhismo dabaq ah iyo bakhaar ku yaalla magaalada uu ka soo jeedo madaxweyne Volodymyr Zelenskiy,...

Xildhibaanada Gollaha Shacabka oo beri kulmaya iyo Ajandaha kulanka oo la shaaciyay

Xildhibaanada gollaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in beri xaruntooda KMG ee Villa Hargeysa ku yeeshaan kulankii ugu horeeyay ay isugu...

(Sawirro) Maxay ka wada hadleen Qoor-qoor iyo xubnaha Midowga Musharaxiinta?

Madaxweynaha dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Muqdisho caawa casho sharaf ugu sameeyey xubnaha Midawga Musharixiinta xilka...

RW Abiy Ahmed ka farxiyey xisbiyada Siyaasada dalka Itoobiya

Ra'iisal wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmad, ayaa sheegaya in Itoobiya ay khasab ku tahay in ay qaadato nidaamka xisbiyada badan si loo gaaro nabad waarta...

Guddoomiye Mursal oo markii ugu horeysay ka hadlay kala dirista guddiga Maaliyada

Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa markii ugu horeysey ka hadley kala diristii guddiga maaliyada baarlamanka ee uu sameeyey gudoomiye ku xigeenkiisa...

Danjire Yusuf Cumar Al-Azhari oo geeriyooday & Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay...

Tartanka Ciyaaraha dowlad goboleedyada & Gobolka Banaadir oo furmay (Sawirro)

Tartanka kubadda cagta ee maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir, ayaa galabta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, kulanka furitaankana waxaa wadda ciyaaray gobolka...

Ciidamada Amniga oo Muqdisho ku qabtay rag dhibaato ku hayay Shacabka

Ciidamada amniga ee ka howlgala degmada Hiliwaa ee gobolka Banaadir ayaa saakay ku guuleestay in ay gacanta kusoo dhigaan koox burcad ah oo dhac...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs