Monday, April 29, 2024

(Sawirro) Axmed Karaash oo shirweyne ka furay Magaalada Garowe

Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ahmed Osman Karaash  ayaa daah-furay Shir weynaha 1-aad ee Taya-dhowrka Puntland. Shirka ayaa ujeedadiisu ahayd sidii loo...

Ciidanka Itoobiya oo ka baxay Makelle iyo Jabhadda TPLF oo kaabiga ku haysa

Jabhada TPLF ayaa qarka u saaran iney dib ula wareegaan magaalada Mekelle caasimada gobolka Tigray ee dalka Itoobiya kaddib markii ay halkaasi isaga bexeen...

Sudan oo si buuxda Ula wareegtay dhul ay ka heestay Itoobiya iyo xiisad taagan

Ciidamada milatariga dowlada Sudan ayaa si buuxda ula wareegay dhul kuyaala xuduuda dalkaasi la wadaago Itoobiya ay horey u qabsadeen dad beeraley ah oo...

Dil Saakay ka dhacay magaalada Muqdisho iyo faah faahino kasoo baxaya

Kooxo hubeesan oon heebtooda la garan ayaa saakay Degmada Waabari ee gobolka Banaadir waxa ay ku dileen Gudoomiye Laameed Degmadaasi katirsanaa. Sida aan Wararka ku...

Fanaanka Maxamed BK oo raali galin bixiyay shaacana ka qaaday in Muqdisho imaanayo

Fanaanka Maxamed Saciid BK ayaa dhawaan hadal caro badan dhaliyay siyaabo kala duwana looga falceliyay ka sheegay show uu ku qabanayay magaalada London ee...

Dib u dhac ku yimid shirkii la filayay in uu ka furmo Garawe iyo...

Waxaa maanta lagu waday in magaalada Garawe ee xarunta maamulka Puntland ka furmo shir ay yeelanayaan Madaxda sare ee dowlada federaalka Soomaaliya iyo kuwa...

Wararkii Ugu Dambeeyay xaalada Balad Xaawo iyo halka ay ku dambeeyeen Ciidankii Jubbaland

Wararka ka imaanaya degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in saakay xaalada tahay mid degan, waxaana degmadaasi si buuxda gacanta ugu haya...

Taliye Zakiya oo cudurdaar ka bixisey qoraalkii ay ka faafisay Macalin Shuceyb Cabdi

Taliye ku-xigeenka Booliska Soomaaliya S/Guuto Zakiya Xuseen Axmed ayaa ka cudur-daaratay sida ay uga hadashay kiiska Macalin dugsi lagu eedeeyey inuu fara xumeeyey gabdho...

Tirada dadka uu ku dhacay Caronavirus gudaha Soomaaliya oo caawa korortay

Waxaa sii kordhaya tirada dadka uu ku dhacay caabuqa Caronavirus gudaha Soomaaliya , waxaana Wasaarada caafimaadka Xukuumada Soomaaliya caawa shaacisay in dad hor leh...

Kulan Villa Somalia uga socda Rooble iyo Qoor-qoor & Dagaal laga cabsi qabo

Ra’iisul Wasaaraha Somalia Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoor-Qoor ayaa shir deg deg ah ku leh xarunta Madaxtooyada ee magaalada Muqdisho. Qoor-qoor ayaa...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs