Sunday, April 28, 2024

Waqtiga la qabanayo doorashada Kursigii ay ka geeriyootay Xil. Aamina Maxamed oo la shaaciyay

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Hirshabelle ayaa shaaciyay magacyada odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo xulaya ergada dooraneysa kursiga tirsigiisau yahay HOP#135 . Kursigan...

Haweeney maalqabeen ah oo lagu riday Xukun dil ah iyo Dambiga ay gashay oo...

Haweeney maalqabeen ah oo u dhalatay dalka Vietnam ayaa lagu riday xukun dil ah, kaddib markii haweeneydan lagu helay in ay ku kacday musuq...

Rag ka ganacsanayey Maandooriyaha xashiishka oo gacanta lagu soo dhigay

Ciidamada Booliska Jubbaland ayaa gacanta ku soo dhigay rag ka ganacsanayey maandooriyaha xashiishka loo yaqaano. Raggan oo ka koobnaa labo nin ayaa laga soo qabtay...

Musharaxiinta oo kulan deg deg ka yeelanaya go’aankii ka soo baxay RW Rooble

Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa shir degdeg ah isugu imaanaya, iyagoo ka jawaabaya hadalkii ka soo yeeray Ra’iisul Wasaaraha Somalia ee ahaa in wixii hadda...

Dagaalo culus oo ka dhex qarxay dalalka Kyrgyzstan iyo Tajikistan (Daawo Sawirro)

Kyrgyzstan ayaa soo warisay dagaalo xooggan" oo ay la gashay jaarkeeda Tajikistan Jimcihii waxayna sheegtay in 24 qof lagu dilay dagaaladan u dambeeyay ee...

(Akhriso) NISA oo baaritaan cusub ku sameysaneysa shaqaalaha heyadaha DF

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee xukuumadsa Somalia ayaa shaacisay in baaritaano cusub oo la xiriira dhinaca amniga lagu sameynayo dhammaan shaqaalaha heyadaha dowladda War...

Saddex kamid ah Hoggaamiyaasha Islamic Jihad oo saakay la dilay (Magacyada)

Ciidamada Israa'iil ayaa saakay weerar culus oo dhinaca cirka ah ku qaaday goobo kuyaalla magaalada Gaza ee dhulka Falastiin, waxaana weerarkan ka dhashay khasaaro...

Ciidamo ka yimid Guriceel iyo Dhuusamareeb oo gaaray degaanka Yasooman (Sawirro)

Ciidamo gurmad ah oo wata gaadiid dagaal ayaa saaka gaaray degaanka Yasooman ee gobolka Hiiraan oo shalay uu dagaal ku dhexmaray ciidamada huwanta iyo...

Faah Faahino kasoo baxaya Nin Ajnabi ah oo maanta lagu dilay Muqdisho

Nin Ajnabi ah oon wali dhalashadiisa rasmiga ah la shaacin ayaa maanta lagu dhax dilay xarunta Hay'ada UNICEF ee magaalada Muqdisho. Warar aan helnay ayaa...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs