Ganacsatada Muqdisho oo diiday in xoog looga qaado lacago aysan raali ka aheyn (Daawo...

Ganacsatada gobolka Banaadir oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa mar kale ku celiyay in aysan bixineyn lacagihii loogu tala galay dib u...

Tahriibayaal booyad shidaal lagu soo dhax qariyay oo gacanta lagu dhigay

Ciidamada ammaanka dalka Tanzaania ayaa gacanta ku dhigay booyad nuuca shidaalka lagu qaado ah oo lagu soo dhax qariyay Tahriibayaal Itoobiyaan ah, kuwaa oo...

Faahfaahin: Weerar shacab lagu laayey oo ka dhacay duleedka degmada Balcad

Ugu yaraan afar qof ayaa ku geeriyootay, halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen, kadib markii xalay koox hubeysan ay rasaas ku fureen Gaari ay...

Iska hor imaad khasaaro dhaliyay goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho

Iska hor imaad  u dhaxeeyay ciidamo booliis ah iyo kuwa Milatariga katirsan ayaa goordhaw ka dhacay Isgooska Baar Ayaan ee magaalada Muqdisho, waxaana iska...

War-murtiyeed 10 qodob ka kooban oo kasoo baxay Shir Muqdisho lagu soo gabagabeeyay (Sawirro)

War-murtiyeed ka soo baxay shirkii 2 aad ee madasha horumarinta bariga Africa Xarunta cilmibaarista iyo horumarinta bariga afrika ee “DAD” oo kaashanaysa Jaamacadaha kala ah;...

Musharax Madaxweyne oo lagu weeraray Garawe kana bad baaday isku day dil

Waxaa shalay magaalada Garawe ee caasimadda maamulka Puntland lagu weeraray musharax madaxweyne Mudane Cabdifitaax Fafdhaal , kaa oo soo gaaray caasimadda Puntland si uu...

Maamul Goboleed qaadacay Guddi uu magacaabay Madaxweyne Farmaajo (Akhriso)

Maamul Goboleedka Puntland ayaa qaadacay Guddiga Wadahadalka Dowlada Soomaaliya iyo maamulka Somaliland uu dhawaan magacaabay Madaxweynaha Dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. War Saxaafadeed kasoo...

Midowga Yurub oo dalab adag oo xasaasi ah u jeediyey Xamaas iyo Israel

Madaxa Siyaasadda arrimaha dibadda ee Midowga Yurub, Josep Borrell ayaa ku baaqay xabbad-joojin raagta oo dhexmarta Israa'iil iyo Xamaas. Xabbad-joojintii afarta maalmood ahayd ee bilawga...

Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay Wakiillo ka socday Beesha Caalamka (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta aqalka martida ku qaabilay wafdi kasocday beesha Caalamka oo ay hogaaminaysay Wakiilka Midowga Yurub ee...

Kursigii Xildhibaannimo uu baneeyay Ra’isul Wasaare Xamse oo lagu guuleestay (Sawirro)

Waxaa goordhaw magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ka dhacday doorashada kursigii xildhibaannimo uu banneeyay Ra'isul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre. Kursigan...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs