Friday, April 26, 2024

War Murtiyeed laga oo saaray shirkii Madasha Xisbiyada Qaran uga socday Turkiga (Akhriso)

Waxaa war Murtiyeed dhinacyo kala duwan taabanaya laga soo saaray shirkii xasaasiga ahaa Madasha Xisbiyada Qaran mudo shan maalin ah uga socday magaalada Istanbuul ee...

Somaliland Aqoonsi Ma Ku Heli Doontaa Walwalka Mareykanka uu Ka Qabo Shiinaha ?

Wafdi ballaaran oo uu hor kacayo Muuse Biixi Cabdi madaxweynaha maamulka Somaliland ayaa Axaddii March 13, 2022 safar ku tegay  dalka Mareykanka. Wafdiga waxaa...

Kooxda Taliban oo muddo dheer ka dib sii deysay Kevin King iyo Timothy Weeks

Taliban ayaa sii deysay la haystayaal reer galbeed ah oo muddo dheer ay heysteen, iyagoo fulinaya heshiis ku aaddan maxaabiis is-weydaarsi, waxana dhankooda ay...

Dowlada oo dabo gal ku bilowday sida ay u socoto Shaqada Dekada Muqdisho (Daawo...

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kormeer uu ugu kuurgalayo sida ay u socdaan shaqada waxa uu ku tagay...

Farmaajo oo ka mid noqday 25 Madaxweyne oo lagu casuumay ka qeyb galka shir...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa la filayaa inay dhawaan u ambabaxaan dalka Ruwanda, halkaasoo ay shir uga qeybgeli doonaan. Farmaajo...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Cadaadis caburin ah ku hayo Bulahada Magaalada Buulo-Burte

Waxaa soo badanayo Cabashooyinka Joogtada ah ee ka dhanka ah Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare,waxa uuna amar ku bixiyey in la xirxiro qaar ka...

Madaxweyne Biixi oo si adag uga hadlay Dagaalka dhacay Muqdisho iyo sida ay u...

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa hadlay qalalaasaha iyo fadqalallada ka taagan dalka aynu deriska nahay ee Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Xamar. Madaxweyne Muuse...

Sheekh Aadan Madoobe oo arrin muhiim ah kala hadlay Fexton Matupa (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay madaxa Xafiiska Siyaasadda (UNSOM) Mudane Fexton Matupa. Guddoomiyaha...

Ra’isul Wasaare Rooble oo booqasho ugu tagay Guddoomiyaha Gollaha Shacabka (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqasho iyo hambalyo ugu tagay guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Aadan Maxamed Nuur Madoobe...

Dowlada Somalia oo soo saartay amar lagu soo xirayo Ganacsatada Muqdisho qaarkood (Akhriso)

Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Saraakiisha Wasaaradaas ay xaqiijiyeen in Muqdisho lagu kala iibsado cunooyinka Gargaar ahaanta...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs