Sunday, May 19, 2024

Xaaf oo shaaciyey in la qabtay raggii xalay xasuuqa ka geystay Koonfurta Gaalkacyo

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa si kulul u cambaareeyey dilkii loogu geystey Magaalada Gaalkacyo dad ka badan 10 ruux oo kasoo jeeday...

Wasiir Yuusuf: “Cid kasta oo Fiiso la’aan soo gasha Puntland sharciga ayaa lala tiigsanayaa”

Maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay in fiiso la’aan aan la soo gelin gudaha degaanada Puntland wixii hadda ka dambeeya. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Amniga iyo Puntland...

Hirshabelle oo Maamul u magacowday Mid ka mid ah degaanadii laga saaray Al-Shabaab

Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa Maamul cusub u magacaabay degaanka Masaajid Cali Guduud oo ka mid ah degaanadii...

Booliiska Puntland oo gacanta ku dhigay koox dhacday gaari uu lahaa Wasiir

Ciidanka Booliska Puntland ayaa ku guulaystay in ay gacanta ku dhigaan dabley hubaysan saaka gaari dowladeed ku dhacay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. War-saxaafadeed ka...

Madaxdii hore ee dalka iyo Hogaanka Beesha Mudullood oo kulan xasaasi ah yeeshay (Sawirro)

Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed, iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Kulan gaar ah la yeeshay Hoggaanka Dhaqanka Beesha Mudullood gaar...

Mareykanka oo shaaciyay Khasaaraha ka dhashay Duqdeyn ka dhacday Ceelbuur

War kasoo baxay Taliska Dowlada Mareykanka ku leedahay Qaarada Afrika ayaa lagu sheegay in duqeyn ka dhacday Duleedka Degmada Ceelbuur lagu dilay dagaalyahano katirsan Al...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo digniin culus siiyey shacabka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shacabka Soomaaliyeed uga digay khatarta cudurka Corona Virus/ Covid-19 oo soo laba kacleeyay. Ra’iisul Wasaare...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Adis Ababa iyo Abiy oo soo dhaweeyay (Sawirro)

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhaw gaaray magaalada Adis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya. Ra'isul Wasaaraha dalka...

Guddoonada labada Aqal ee Baarlamanka oo Saddex qodob ku heshiiyey (Sawiro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi...

Maxaa looga hadlay Shirka Maamulka G/Banaadir oo qaab Online ah loo qabtay? (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa qaab Online ah u shir gudoomiyay kulan degmooyinka gobolka Banaadir...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs