Wednesday, May 15, 2024

Xafiiska Garyaqaanka Guud ee dowladda oo sharci daro ku tilmaamay dacwada Fahad Yasiin

Xafiiska Garyaqaanka guud ee dowladda Somalia ayaa Maxkamadda sare ka dalbaday inay gebi ahaanba diido dacwadda uu soo gudbiyay Qareenka Fahad Yaasiin ee ku...

Taalada Eiffel oo lagu wareejinayo Xeyndaab muraayad ka samaysan (Daawo Sawirada)

Taalada caanka ah Eiffel ee kutaala magaalada Paris ee caasimada dalka Faransiiska ayaa lagu wareejinayaa darbi adag oo Muraaad ka sameysan si looga hortago...

(Sawirro) Markab xamuul oo si fool xun u jiiray buundo ku taalla Mareykanka

Buundo weyn oo ku taalay dekedda magaalada Baltimore ee gobolka Maryland ee dalka Maraykanka ayaa subaxnimadii hore ee saaka duntay, kadib markii uu jiiray...

Israel: “Ma aqbaleyno in dowlad rasmi ah loo dhiso shacabka reer Falastiin”

Danjiraha Israa’iil u fadhiya UK ayaa sheegtay in waddankeeda aanu aqbali doonin in la helo xal laba dawladood ku saleysan marka uu dagaalka Qasa...

Baarlamaanka oo maanta la filayo in ay aqbalaan Codsi uu Ra’isul Wasaaraha u gudbinayo

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho kulan ku yeeshaan xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya , kulankan ayaana waxaa xildhibaanada ku hortagaya...

C/naasir Seeraar oo u digay Madaxda iyo Siyaasiyiinta Kismaayo u tageysa Caleemo saarka

C/naasir Seeraar Maax oo kamid ah Siyaasiyiinta sida weyna uga oo horjeeda Sheekh Axmed Madoobe sidoo kale Koox taageersan Kismaayo ugu doorteen in uu...

Guddiga Doorashooyinka oo Beeniyay Qoraal baraha Bulshada lagu baahiyay

Waxaa saacadihii lasoo dhaafay baraha bulshada iyo warbaahinta qaar lagu baahiyay qoraal ku aadan habraac doorasho ee Xildhibaanada Golaha Shacabka gaar ahaan hindisaha xulista...

Dowlad ka tirsan caalamka oo fasaxday isticmaalka Maandooriyaha xashiishka

Dalka Canada waxaa berri ka dhaqan galaya sharci ogolaanaya isticmaalka, ganacsiga iyo beerashada maandooriyaha xashiishadda. Arrintan ayaa soo bilaabatey 20 sano ka hor, kadib marki...

Madaafiic saaka lagu duqeeyey degaano ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose

Madaafiic culus ayey saaka ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ku garaaceen tuulooyin hoos taga degmada Qoryooley ee gobolka Sh/hoose. Wararka ayaa sheegaya in duqeyntaas ay...

Shir looga hadlayo Hormarada Soomaaliya oo maanta ka furmaya Brussels

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Brussels ee caasimada dalka Begium ka furmo shir looga hadlayo arimaha Soomaaliya gaar ahaan Hormaradii ugu dambeeyay ay gaartay dowlada...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs