Ciidanka Booliiska oo Caawa nin hubeesan oo katirsanaa Al Shabaab ku dilay Muqdisho

Ciidanka booliiska Soomaaliya gaar ahaan kuwa ka howlgala degmada Hiliwaa ee gobolka Banaadir ayaa caawa la sheegay in toogasho ku dileen nin hubeesan oo...

Burcad biskoolad caag ah dadka ku dhaceysay oo Muqdisho lagu qabtay (Sawirro)

Ciidamada booliiska qeybta gobolka Banaadir gaar ahaan kuwa ka howlgala saldhigga degmada Yaqshiid ayaa duhurnimadii maanta gacanta ku dhigay saddex nin oo burcad ah...

Madaxweyne Afrikan ah oo ku baaqay in Xildhibaanada dalkiisa laga mamnuuco safarrada Dibadda

Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni ayaa ku baaqay in la mamnuuco oo la joojiyo safarada badan ee dalka dibadiisa ku aadaan xildhibaanada baarlamanaka dalkaasi iyo...

Xildhibaanada maamulka Hirshabelle oo ku dhegan Madaxweyne Waare

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle ayaa u yeeray Madaxweynaha maamulkaasi Maxamed Cabdi Waare si ay waxyaabo badan uga weediiyaan dib u dhaca iyo fashilka ku...

Al-Nuur Quran Online oo fursad qaali ah u haya Qurbo joogta Soomaaliyeed

Al-Nuur Quran Online waa dugsi quran online ah. Oo loogu talagalay inay ka faaidaystaan qurbajoogta soomaaliyeed ee ku nool daafaha dunida. Dugsiga waxa uu fursad...

Dagaal caawa ka dhacay qeybo ka mid ah Muqdisho iyo Wararkii ugu dambeeyey

Dagaal la isku adeegsaday hub kala duwan ayaa caawa xiligii salaada maqrib ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir kaasoo...

Spain oo ku baaqday in RW Israel la soo taago Maxkamada dembiyada dagaalka ee...

Wasiirka xuquuqul insaanka ee Dowlada Spain ayaa ku baaqday in Maxkamada caalamiga ah ee dambiyada ICC ay furto baarista dambiyada dagaal ee uu galay...

Guddoomiye Dhabancad oo fariin deg deg ah u diray Xildhibaanada Teendhada ka maqan

Guddoomiyaha ku-meel gaarka ah ee Golalha Shacabka ee baarlamaanka federaalka Cabdisalaan Dhabancad oo ku sugan teendhada Afisiyooni ayaa sheegay in ay dhaceyso doorashada guddoonka...

Mooshin Xil ka qaadis ah oo goordhaw laga gudbiyay Madaxweynaha Galmudug

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka maamulka Galmudug oo goordhaw Shir xasaasi ah ku yeeshay magaalada Cadaado ayaa waxa ay diyaariyeen mooshin ka dhan ah Madaxweynaha maamulkaasi...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs