Sunday, May 19, 2024

Xukuumada oo War kasoo saartay kulankii dhax maray Rooble iyo Cabdi Xaashi (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Gudoomiyaha aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka. War kasoo baxay...

Weerar Toorey loo adeegsaday oo ka dhacay meel ku dhaway xarunta Pentagon (Sawirro)

Weerar toorey loo adeegsaday ayaa xalay ka dhacay meel ku dhaw xarunta Difaaca dowlada Mareykanka ee Pentagon, waxaana weerarkan ka dhashay khasaaro isugu jira...

Dhac Nuuc cusub ah oo kusoo kordhay Muqdisho iyo Walaac laga muujiyay !!

Waxaa mudooyinkan dambe xaafado katirsan magaalada Muqdisho kusoo batay dhaca loo geesanayo Mootooyinka labo lugaaleyda ee loo yaqaan Fekon, oo ay inta badan isticmaalaan...

Madaxweyne Cagjar oo soo saaray amar lagu xoojinayo qoraalka afka Soomaaliga

Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe Muxumad Cagjar ayaa amar lagu xoojinayo qoraalka afka Soomaaliga ka soo saaray magaalada Jigjiga. Mustafe Cagjar ayaa ku amray ganacsatada...

Trump oo dalbaday kulan uu la yeesho dhigiisa Hassan Rouhani & Iran ka jawaabtay

Donald Trump ayaa dalbaday inuu la kulmo hogaamiyaha Iran, xilli kasta iyadoon lagu xirayn wax sharuuda ah. "Waxa aan la kulmaya cid kasta. Waxa aan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xil ka qaadis iyo magacabais sameenaya Saacadaha soo socda

Warar lagu kalsoonaan karo oon ka helnay madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud saacadaha soo socda sameyn doono xil ka...

Muuse Biixi oo Magacaabay Wasiiro cusub & masuuliyiin kale , Maxaabiis xirana ka farxiyey

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa soo saaray Digreeto uu ku magacaabayo xubno cusub oo xukuumadda iyo Hay'addaha Dawliga isugu jira. Magacyada xubnaha la magacaabay...

Duqa Muqdisho oo guddoomiyaal degmo iyo Saraakiil ciidan kula kulmay furumaha Dagaalka (Sawirro)

Guddoomiyaha hobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo maalintii seddexaad ku sugan furimaha lagu baacsanaayo Al Shabaab ee gobolka Shabeelaha...

Isbadal weyn oo sanadkan ku yimid Dhaqaalaha dalka Turkiga

Dhaqaalaha Turkiga ayaa kordhay 0.9% rubacii saddexaad ee sanadkan, marka loo bar-bar dhigo sanad ka hor, taasi oo soo geba-gebeysay saddex rubac oo hoos...

Maxay ka wada hadleen Wasiirka Gaashaandhiga DF & Ku-simaha Safiirka Mareykanka? (Sawirro)

Wasiirka Gaashaadhigga DF Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa kulan la qaatay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Somalia Collen Crenwelge iyo saraakiil ka tirsan Safaaradda. Waxay ka wada...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs