Thursday, May 16, 2024

Farmaajo oo la sheegay in Xukunka Jaceylka uga dayanayo Hogaamiye Kaligii talis Caan ah

Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhaleeceyn badan kala kulmay wadamada Caalamka ,kadib markii dowlada uu hogaamiyo sameesatay labo sano oo...

DEG DEG: Fanaanad caan ka ah Soomaaliya oo ku geeriyootay Isbitaalka Hargeysa

Waxaa la soo sheegay goor djow geerida fanaanadii caanla aheyd Khadra Dahir Cige. Ilaahay ha u naxariistee, waxaa ay ilaa 10 maalmood ku jirtay...

Ciidamo Faransiis ah oo weerar dhulka ah oo lagu dilay saraakiil katirsan Al Shabaab...

Warar Dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar xalay degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhaxe ka fuliyeen ciidamo Faransiis ah oo gacan ka helayay ciidamo...

Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay Doonyo iyo Hub sharci daro ah (Daawo Sawirada)

Ciidamada Badda maamulka Puntland ayaa howlgal ay ka sameeyeen xeebaha ku teedsan magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, waxa ay kusoo qabteen Doonyo iyo hub...

Diyaarado dagaal oo duqeeyay xarumo Al Shabaab ku leeyihiin degmada Bu’aale

Wararka ka imaanaya degmada Bu'aale ee xarunta gobolka Jubada Dhaxe ayaa sheegaya in xalay diyaarado dagaal ay leeyihiin ciidamada Kenya gantaalo ku garaaceen xarumo...

Dugsi Quraan Online ah oo fursad qaaliya u haya qurbajoogta Soomaaliyeed iyo Caruurtooda

Waxa la ogaysiinayaa dhamaan qurbo-joogta Soomaliyeed ee ubadkooda lajecel in ay bartaan quraan kariimka ah iyo shareecada islaamka in Markaska AL Bayaan Quran Online...

Wasiirka amniga Jubbaland oo ka baxay Belad-Xaawo & Wararkii ugu dambeeyey

Wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan ayaa ka baxay degmada Belad-xaawo ee gobolka Gedo, isagoo dib ugu laabtay degmada Mandhera oo ku taala dhinaca kale...

Maxaa ka jira in taliyihii uu Farmaajo shaqada ka joojiyey uu howshiisa iska wato?

Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacday xaflad dabbaaldeg ah oo lagu xusayo sannadguurada aasaaska Ciidanka Badda waxaana Xafladdan ka hadlay taliyaha ciidankaas Jen. Cabdixamiid Maxamed...

(Daawo) Farmaajo oo 16 bilood ka dib ku soo laabtay Muqdisho, kana hadlay ujeedkiisa

Madaxweynihi hore ee Soomaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo aya saaka soo gaaray caasimadda Muqdisho oo uu ka maqnaa muddo ku dhow sanad iyo bar Farmaajo ayaa...

Madaxweyne Putin iyo Maxamed Bin Salman oo kawada hadlay Arrin Muhiim u ah Adduunka

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo Amiirka Boqortooyada Sacuudiga Maxamed bin Salmaan ayaa yeeshay wadahal dhinaca telfoonka ah, waxa ayna labada masuul kawada hadleen arrimo...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs