Friday, May 17, 2024

Ciidamada Itoobiya oo Duqeeyay magaalada Makelle xilli TPLF ku baaqday Wadahadal

Diyaaradaha aan duuliyaha laheyn oo ay adeegsadaan ciidamada federaalka Itoobiya ayaa duqeyn culus ka fuliyay magaalada Makelle ee caasimadda gobolka Tigrey, waxaana duqeyntaasi ka...

Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan oo Su’aallo laga weediiyay xaalada maxaabiista ku xiran Xabsiga Dhaxe

Guddiga Gaarka ah ee Arrimaha Xabsiga Dhexe Xamar ee Golaha Shacabka BJFS. ayaa Maanta kulan kula yeeshay Xarunta Guddoonka iyo Gudiyada ee Villa Hargeysa...

(Akhriso) War-Murtiyeed laga saaray shirkii Madasha Aragti Wadaaga ee Garowe

Waxaa magaalada Garoowe lagu gebagebeeyey shirka Madasha Aragti Wadaagga sanadlaha ah oo uu soo qaban qaabiyay Machadka Heritage. Madashan ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynayaasha...

Saraakiil iyo ciidamo ka tirsan Kumandoska Gorgor oo tababar loo soo xiray (Sawirro)

Wasiirka Gaashandhigga Somalia Xasan xuseen Xaaji ayaa ka qeyb galay Munaasabad lagu dhaarinayay Saraakiil & Saraakiil xigeeno iyo ururka 10aad ee Ciidanka Kumaandoska XDS...

Burcad hubeesan oo maanta lagu wareejiyay Maxkamada Ciidamada (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya lagu wareejiyay koox burcad hubeesan ah oo dadka ku dhici jirtay qeybo kamid ah degmada Dharkeenley...

Al Shabaab oo war kasoo saartay Qaraxii lagu dilay Gudoomiye Axmed Muuse Nuur

Xarakada Al Shabaab ayaa durba sheegatay masuuliyada qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay xarunta gobolka Mudug ee Puntland, waxaana qaraxan ka dhashay khasaaro isugu...

Madaxdii ka hadashay Caleemo saarkii Garawe oo Fuliyay hal balan ay ka qaadeen Madaxweyne...

Waxaa xalay magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland lagu qabtay munaasabad balaaran oo lagu caleemo saarayay Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Saciid Deni iyo...

Daawo Sawirada: Ciidamo cusub oo loo diyaariyay in ay sugaan Amaanka Muqdisho

Waxaa maanta magaalada Muqdisho tababar loogu soo xiray 600- oo askari oo katirsan ciidanka booliiska Soomaaliya, waxaana ciidankan loogu tala galay in ay sugaan...

Soomaaliya oo dalbatay in la hakiyo Wajiga labaad ee qorshaha bixitaanka Ciidanka ATMIS

Dowlada Soomaaliya ayaa ka codsatay Qaramada midoobay in la hakiyo Wajiga labaad ee Qorshaha bixitaanka Ciidamada ATMIS kaasoo qorshuhu yahay in 3000 oo Askari...

Dagaal maalintii 6aad ka socda Laascaanood xili Somaliland ku dhawaaqday xabad joojin

Rasaas culus iyo qaraxyo waaweyn ayaa saaka laga maqlayaa Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, halkaasoo ay maalintii lixaad ku dagaalamayaan ciidamada Somaliland iyo kuwa...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs