Friday, April 26, 2024

Jowhar: Musharax tanaasulay & Labo msuaharax oo wareegii u dambeeyey u gudbay

Natiijada Wareega 1aad ee doorashada xubnaha aqalka sare ee Hirshabelle  ayaa lagu dhawaaqay goor dhow, iyadoo loo gudbay wareeg labaad Guddiga doorashada ayaa sheegay in...

Kheyre oo ka qeyb galay Casho Sharaf loo sameeyay Koox Yurub ka timid (Daawo...

Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xalay ka qayb galay casho sharaf ay wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha dalku u sameeyay...

Masuuliyiin xabsi guri loo galiyay qaraxii xooganaa ee ka dhacay magaalada Beyruut

Masuuliyiin katirsan maamulka dekadda magaalada Beyruut ee caasimada dalka Lubnaan ayaa la galiyay xabsi guri ,waxaana socda baaritaano xoogan oo ku aadan qaraxii dadka...

Daawo Sawirada: Ciidamo cusub oo loo diyaariyay in ay sugaan Amaanka Muqdisho

Waxaa maanta magaalada Muqdisho tababar loogu soo xiray 600- oo askari oo katirsan ciidanka booliiska Soomaaliya, waxaana ciidankan loogu tala galay in ay sugaan...

(Akhriso) Hay’adda Socdaalka & Jinsiyadaha Somalia oo u digtay Shirkadaha dayuuradaha

Dayuuradaha caalamiga ah iyo kuwa Localka ah ee ka shaqeeya dalalka Deriska la ah Soomaaliya ayaa dhibaato u geystay Soomaalida heysata Baasaboorada ajnabiga ah,...

(Sawirro) Afar qodob oo looga hadlay shirkii Golaha Wasiirada Somaliand

Fadhigii golaha Wasiirrada Somaliland oo uu shir guddoominayey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo ku qabsoomay habka Maqalka iyo Muuqaalka ah (Video Conference), ayaa waxa...

(Akhriso) Beesha caalamka oo War culus ka soo saartay doorashooyinka Soomaaliya

Beesha caalamka ayaa caawa war-saxaafadeed wadajir ah ka soo saartay doorashooyinka Somalia la filayo iney ka dhacaan dabayaaqada sanadkan. Qoraalka beesha caalamka ayaa lagu dalbaday...

Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo si diiran loogu soo dhaweeyay dalka Jabuuti (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhaw gaaray magaalada Jabuuti ee caasinadda dalka Jabyuti. Wafdiga Ra'isul Wasaaraha...

Dal ka tirsan qaarada Yurub oo Mamnuucay guurka dadka ilmo adeerka ah (Sababta)

Aqlabiyada Guddiga cadaalada ee baarlamaanka Norway ayaa u codeeyay in la mamnuuco guurka dadka Ilmo adeerada iyo ilmo abtiga ah isku ah. Xisbiga shaqaalaha (AP)...

Ruushka oo diyaarsaday liiska dad uu leynayo marka uu qabsado dalka Ukraine

Dowlada Maraykanka ayaa sheegtay in xogo sirdoon oo sheegaya in Moscow ay diyaarisay liiska dadka ay dooneyso inay khaarijiso ee Ukraine ku nool ka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs