Thursday, May 2, 2024

Iran oo Xabsi Dhigtay Safiirka Britian u joogay dalkaasi iyo Sababta keentay

Ciidamada amaanka dowlada Iran ayaa saacado kooban xabsiga dhigay Safiirkii dowlada Britain u fadhiyay magaalada Tehran ee caasimada dalka Iran ,kadib markii lagu eedeeyay...

Maxaa xiga Racfaanka Qareenada Sayid Cali ka qaateen xukunkii Maxkamada?

Saaka waxay Maxkamadda Gobolka Banaadir Dil ku xukuntay Eedaysane Sayid Cali oo loo haystay Dilka Xaaskiisa. Maxkamadda ayaa go'aamisay in Sayid Cali Yahay Denbiile...

Maamulka & Mucaaradka Somaliland oo ka heshiiyey arrin khilaaf ka dhex abuurtay

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Gudoomiyeyaasha Xisbiyada Mucaaridka Ee Somaliland Ayaa Qasriga Madaxtooyada Ku Yeeshay Kulan Muhiim u ah Somaliland oo laga...

Bankiga Horamarinta Islaamka & Hay’adda Samafalka Aadan Cabdulle Cusmaan oo deeq Waxbarasho siinaysa …

Mogadishu:- 08 October 2020, Xarunta samafalka Aadan Cabdulle Cusmaan,  oo saldhiggeedu yahay magaalada Mugadishu,  ayaa waxa ay ka bilowday  magaalada Muqdishu tababarro xirfado farsamada...

Xubin ka tirsan Guddigii qabanqaabada Xil-Wareejinta Guddoomiyaha G/Banaadir oo la xiray

Booliska dowlada Somalia ayaa xabsiga dhigay xubin ka mid ah Guddigii qabanqaabada xil wareejinta Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir. Wararka ayaa sheegaya in Taliyaha ciidamada...

Maxkamadda Sare ee Mareykanka oo laashay dacwad ka dhan ah Twitter

Maxkamadda Sare ee Mareykanka ayaa diiday sii socoshada, dacwad ka dhan ahayd shirkadaha waaweyn ee iska leh baraha bulshada gaar ahaan shirkadda Twitter-ka, taasoo...

Soomaaliya oo Madax Wareer Ka Qaaday Diblomaasiyadda Gergerka Imaaraadka !!

Imaaraadka Carbeed oo diblomaasiyad gargaar (sadaqo) u adeegsanaya dib u hagaajinta xidhiidhkii kala dhexeeyey Soomaaliya ayaa kaga sii daray isfaham la’aanta labada dhinac. Ra’iisulwasaare...

Xaaf iyo Shiikh Shaakir oo kororsaday muddo xileedka Maamulka Galmudug

Shir ay maanta magaalada Dhuusamareeb ku yeesheen Golaha Wasiirada Galmudug oo uu ayey Golaha wasiirada isku raaceen in muddo xileedka Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale...

Madaxweyne Farmaajo oo Ubax dhigay taalada Daljirka dahsoon (Daawo Sawirro)

Madxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maamuusaya halgankii gobonnimo doonka Soomaaliyeed iyo geesiyaashii naftooda u huray xornimada, qarannimada iyo midnimada dalkeenna...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs