Kooxdii ka dambeesay dilka Madaxweynaha dalka Haiti oo sir cusub laga helay

Koox calooshood u shaqeestayaal u dhashay dalalka Colombia iyo Haiti ayaa fuliyay dil loo geestay Madaxweynihii dalka Haiti Jovenel Moise, kooxdan dilka geesatay ayaaan...

Xuseen Cabdullaahi Xasan oo la wareegay Xilkii dhawwaan loo magacaabay (Sawirro)

Guddoomiye kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda gobolka Banaadir Mudane Ciise Guure ayaa xilka u kala wareejiyay agaasimihii hore ee Waaxda Shaqada iyo Shaqaalaha gobolka Banaadir...

DEG DEG: Boqorkii K/Cagta dunida Pele oo geeriyooday isagoo 82 jir ah (Sawirro)

Ciyaaryahankii caanka ahaa ee reer Brazil Edson Arantes do Nascimento Pele oo noqday ciyaartoygii ugu caansanaa taariikhda casriga ah, ayaa geeriyooday isagoo 82 jir...

Madaxda Puntland iyo Jubbaland oo kusoo wajahan Muqdisho iyo xog ku aadan halka la...

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in Madaxda maamulada Puntland iyo Jubbaland beri oo Axad ah kusoo wajahan yihiin magaalada Muqdisho si...

Socdaalkii Khayre ku marayey gobolada dalka qaarkood oo soo gebogeboobay

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya kadib 13...

Jubbaland oo go’aano ka soo saaray mashaqo ka jirtay duleedka Kismaayo (Akhriso)

Golaha Amniga Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa go'aan kama danbeys ah kasoo saarey khilaaf ku saleysan deegaamaysi oo ka jira deegaamada hoostaga magaalada Kismaayo ee...

Madaxweyne Biixi oo maanta ka qeyb galay Tukashada Salaad Roob-doon ah (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta shacabka ku dhaqan caasimadda kala qaybgalay salaad Roob-doon ah oo lagu oogay masjid Jaamaca weyn ee...

Burcad arxan daran oo nolosha ku gubay dadka badan Soddon ruux

Ugu yaraan 32 qof ayaa lagu dilay Waqooyiga caasimadda Madagascar, kadib markii burcadda loo yaqaan "Dahalo" ay dab qabadsiiyeen guryo, sida ay sheegtay xogta...

Gaas oo rajo xumo ka muujiyey in sanadka 2021 ay dalka ka dhacdo doorasho

Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa walaac xooggan ka muujiyay doorashada Soomaaliya ee la filayo in sanadka 2021 ka dhacdo...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs