Muxuu ahaa ninka Ciidanka NISA ku soo qabteen howlgal ka dhacay Muqdisho?

Taliska Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa shaacisay inay in howlgal ka dhacay magaalada Muqdisho lagu soo qabtay xubin sare oo ka...

Ciidanka DF oo Howlgal ku qaarajiyey Sarkaal Shabaab ah oo horey dil loogu xukumay

Ciidamada DF ayaa sheegay iney dileen sarkaal sare oo ka tirsanaa kooxda Al-shabaab ka dib howlgal qorsheysan oo ka dhacay gobolka Galgaduud. Howlgalka lagu dilay...

Sargaal katirsan ilaalada Madaxweyne Farmaajo oo la xiray iyo Madaxtootada oo ka hadashay

Sargaal la sheegay in uu katirsan yahay ilaalada Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa xalay si fool xun u gacan qaaday Wariye ka howlgalada...

Dowlada Soomaaliya oo ku eedeesay Dowlado shisheeye fashilka shirkii Dhuusomareeb

Shirkii maalmahan uga socday magaalada Dhuusomareeb madaxda Dowlada federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa ugu dambeyn kusoo dhamaaday fashil kadib markii la isku...

Ciidamada NISA oo xiray xarunta ugu weyn Shirkadda Hormuud iyo Xildhibaano si adag …

Ciidamo katirsan hay'adda Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa goordhaweyd xiray xarunta ugu weyn shirkadda isgaarsiinta ee Hormuud oo kutaalla duuqa weyn ee...

(Sawirro) Toogasho kale oo ka dhacday Mareykanka & Wararkii ugu dambeeyey

Saddex qof ayaa ku dhintay 13 kalena waa ay ku dhaawacmeen kaddib toogasho ka dhacday magaalada Philadelphia, sida ay booliisku sheegeen. Wax yar ka hor...

Ciidamada amaanka oo Muqdisho ka sameeyay howlgal dad lagu qab qabtay (Sawirro)

Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa xalay xaafado katirsan magaalada Muqdisho waxa ay ka sameeyeen howlgal gaar ah oo lagu qab qabtay dad lagu tuhmayo in...

Axmed Madoobe oo khudbad u jeediyey ciidamo loo diyaariyey xoreynta J/dhexe (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa saaka khudbad u jeediyay Ciidamada u diyaar garoobaya howlgalka xoraynta Jubbada Dhexe oo ay kamid...

Wax ka Ogow Caqabadaha Farmaajo kahor taagan Magacaabista Ra’isul Wasaaraha

Muddo bil ka badan ayaa laga joogaa markii baarlamaanka Soomaaliya ay xilka ka qaadeen ra'iisul wasaarihii hore, Xassan Cali Kheyre. Kheyre oo xil ka qaadis...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs