Monday, May 20, 2024
Home Search

- search results

If you're not happy with the results, please do another search

Shir u dhaxeeya dowladda Federaalka iyo Dowlad goboleedyada oo ka furmaya Dhuusomareeb(Sawirro)

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay kamid yihiin Taliye ku xigeenka Ciidanka Boliiska...

Labo wiil oo walaalo ah oo 12 il-biriqsi ku dhacay lacag dhan 25 malyan...

Labo wiil oo walaalo ah oo wax ka baranayay mid ka mid ah jaamacadaha ugu caansan Mareykanka ayaa lagu eedeeyay inay 12 ilbiriqsi gudahood...

Madaxweyne Xasan oo u ambo baxay dalka Kenya iyo Xog ku aadan Ujeedka safarkiisa

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambo baxay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, halkaas uu ku tagayo...

Madaxweyne Siciid Deni oo furay Shirka Jiheynta Xukuumadda Puntland (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa furay shirka jiheynta xukuumadda oo muddo saddex...

Xukun lagu riday nin Sabab layaab leh Muqdisho ugu dilay nin Shacab ahaa

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun dil ah ku riday Daa’uud Bashiir Colow oo ka tirsan Guutada 27-aad, ururka 3-aad ee Abuu-dujaana  ee...

Madaxweyne Deni oo ka hadlay sida Puntland u aragto qodobadii kasoo baxay Shirka Golaha...

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdulaahi ayaa maanta ka hadlay war-murtiyeedkii shalay kasoo baxay shirka golaha wadatashiga ee lagu soo gebogabeeyey Mlmagaalada Muqdisho. Madaxweyne Deni oo...

Dowladda oo madaxda Al Shabaab ku khasbeysa in ay is-dhiibaan ama dalka ka...

Dowladda Soomaaliya ayaa bilo kahor hakisay howlgalladii ka dhanka ahaa kooxda Al Shabaab ee ka socday deegaanno iyo degmooyin katirsan Hirshabelle iyo Galmudug, waxa...

Rag Calooshooda oo laga soo saaray in ka badan Boqol xirmo oo daroogo khatar...

Warbaahinta dalka Iran ayaa baahisay in ciidamada ammaanka dalkaasi, gaar ahaan kuwa ilaalada xuduudaha ay qabteen rag u dhashay dalka Afganistan, kuwaa oo doonayay...

Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka oo mar kale helay muddo kordhin farsameysan !

Waxaa shalay magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirkii Golaha Watashiga Qaran ee socday, waxaana shirka laga soo saaray war-murtiyeed shaki badan dhaliyay oo muujinaya...

Labo Taliye oo katirsan ciidamada RSF oo cunaqabateyn la saaray iyo waxa lagu heesto

Dowladda Mareykanka ayaa cunaqabateyn cusub kusoo rogtay labo taliye sare oo katirsan ciidamada gurmadka deg dega ee loo yaqaan RSF, kuwaa oo dagaallo kula...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs