Akhriso: Digreegto kasoo baxday Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya

Digreegto kasoo baxday Xafiiska Gudoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa lagu magacaabay Lataliye sare oo dhinaca saxaafada ah uu yeelanayo Gudoomiyaha.

Gudoomiyaha golaha shacabka ayaa u magacaabay Liibaan Maxamed Xuseen in uu noqdo lataliyaha sare ee dhinaca Saxaafada, waxaana Xoghayaha Guud ee golaha shacabka la faray in uu dhameystiro habraaca maamuuska lataliyaha.

                Halkan ka Akhriso Digreetada Magacaabista

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -