Allbanaadir.com
NEWS

Dowladda Soomaaliya oo War kasoo saartay xiisadda Colaadeed ee ka taagan Bariga Dhaxe

War-saxaafadeed caawa kasoo baxay dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa walaac xooggan looga muujiyay xaalada colaadeed ee kasoo cusboonaatay Bariga Dhexe.

Dowladda Soomaaliya ayaana ugu baaqaysa dhammaan dhinacyada ku lugta leh xiisadda kataaga Bariga Dhaxe inay si deg deg ah u joojiyaan kana shaqeeyaan xasiloonida iyo joojinta colaadaha.

Warkan caawa kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa imaanaya xilli xalay dowladda Iran weerar culus oo dhinaca cirka ah ku qaaday dhulka maamulaan Israa’iil, waxaana laga cabsi qabaa in weerarkaasi abuuro aargoosi xaaladda uga sii dara.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Magaalada Oslo kula kulmay Boqor Harald V (Sawirro)

Caydiid Ali

Taliyaha ciidanka Dhulka oo la dardaarmay askar loo diyaariyey dagaalka Al-shabaab

Caydiid Ali

Ra’isul Wasaare Kheyre oo Shaaciyay Sababta Madaxweynaha u furi waayay Kalfadhiga Aqalka Sare

Cabdi Cade
Taboola Ads ---