(Akhriso) Hanti-dhawrka Qaranka oo ka hadlay go’aan ka soo baxay Golaha Wasiirada DF

Hanti-dhawraha guud ee Qaranka ayaa soo dhaweeyey ansaxinta Golaha wasiirada ee Sharciga xafiiska hantidhawrka Guud ee Qaranka

Sidoo kale labada aqal ee Xildhibaanada Baaralamaanka federalka ayuu ka codsaday inay ansaxiyaan sharcigan

Kulanka Golaha wasiirada oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka Xafiiska Hanti-Dhowrka Guud ee Dowladda, Xeerka Dhismaha Xarunta Tubsan, Xeer Nidaamiyaha Ruqsadda Korontada, Xeer Nidaamiyaha Tariifada Adeegga Korontada iyo Qaraar ku saabsan Qorista Shaqaalaha Dowladda.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA HANTI DHOWRKA.

- Advertisement -