(Magacyada) 11 Musharax oo isku soo taagay doorasho beri ka dhaceysa Gaalkacyo

Guddiga doorashada Galmudug ayaa shaaciyey Musharixiinta isu diiwaangeliyey Kuraasta HOP069, HOP038 iyo HOP095 iyo doorashadoodu maalinta beri ah ka dhaceyso magaalada Gaalkacyo.

Sadexda Kursi  waxaa ku tartamaya 11 musharax, labo ka mid ah kuraasta doorashadoodu waa mid furan oo lagu tartamayo, halka kursiga 3aad loo xiray Musharaxa Cabdiraxmaan Odowaa oo mar kale ku soo laabanaya golaha shacabka.

HOOS KA AKHRISO LIISKA MUSHARAXIINTA

- Advertisement -