DAAWO TOOS: Xaflada Xiritaanka shirka Wadatashiga oo ka socota Muqdisho

Waxaa goor dhow ka bilaabatay magaalada Muqdisho Xafladda Xeritaanka Shirka Golaha wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble Madaxda Dowlad-goboleedyada dalka & Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa saxiixay heshiis ku aaddan doorashooyinka dalka.

HOOS KA DAAWO SHIRKA OO TOOS U SOCDA

http://

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -