Dowlada iyo maamul goboleedyada oo saxiixay Heshiiska Doorashada (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble Madaxda Dowlad-goboleedyada dalka & Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa saxiixay heshiis ku aaddan doorashooyinka dalka, iyadoo maanta la soo xirayo Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socday Muqdisho.

Heshiiska Doorashada ay saxiixeen Madaxda Dowlada iyo kuwa dowlad goboleedyada ayaa la filayaa in goordhaw laga akhriyo munaasabada xiritaanka shirkii wadatashiga ee ka socday teendhada Afisiyooni.

- Advertisement -