Guddiga KMG ee Tacliinta sare ee dalka oo la magacaabay (Akhriso Magacyada)

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa lagu magacaabay Guddiga KMG ee Tacliinta sare ee dalka oo ka kooban 5 Xubnood.

Waxaa sidoo kale wareegtada lagu magacaabay xubnaha guddigan lagu sheegay in habraaca iyo shaqadooda waxa ay noqon doonto uu soo saari doono Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Hoos ka Daawo Muuqaalka wararka Shabakadda Allbanaadir Online 24 saac kasta

- Advertisement -