Friday, May 17, 2024

Dowladda Somalia oo qoraal ashtako ah u gudbisay danjiraha Kenya u fadhiya Muqdisho

Dowlada Somalia ayaa si kulul uga hadashay hadal maamo ka hor ka soo yeeray masuul ka tirsan Wasaarada arrimaha dibeda ee Kenya oo oo...

Odayaasha Cadaado oo ka soo horjeestay go’aankii xalay ka soo baxay RW Khayre

Odayaasha Dhaqanka Magaalada Caddaado ayaa qaadacay Shirka dib u heshiisiinta Galmudug ee Ra’isul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya uu xalay shaaciyey in lagu qaban doono magaalada...

Munaasabad abaalmarinno lagu guddoonsiiyey caruur Soomaali ah oo lagu qabtay Zwolle (Sawiro)

Magaalada Zwolle ee dalka Holland waxaa maanta lagu qabtay munaasabad abaalmarinno lagu guddoonsiinayey caruur loo soo xirayey duruus ku saabsan  barashadda diinta islaamka, qur’aanka...

Askar badan oo ku dhimatay qarax lala beegsaday kolonyo ciidamo Itoobiyaan ah

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan qaraxyo ka dhacay nawaaxiga degmada Bardaale ee gobolka Bay, kuwaasoo lala beegsaday ciidamo Itoobiyaan ah oo ka tirsan...

Madaxweyne Farmaajo oo saaka Ubax dhigay taalada Daljirka dahsoon (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ubax dhigay Tallaada Daljirka Dahsoon taas oo lagu xusuusanayo halyeeyadii Soomaaliyeed ee wiilasha yo gabdhaha...

TOOS U DAAWO: Dabaaldega xuska 1-da Luulyo oo ka socda garoonka Konis Stadium

Dabaaldeg iyo fantasiye weyn oo loo sameynayo munaasabada 1-da Luulyo ayaa ka socota saaka garoonka kubada cagta konis Istadyum ee magaalada Muqdisho. Waxaa ka qeyb...

QM oo balan-qaad u sameysay dowlada Somalia & James Swan oo War soo saaray...

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee QM (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa dadka iyo dowladda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda sanad-guurada 59aad ee...

Farmaajo: “Waxaan gacmaha u furaynaa walaalaheen Somaliland ee midnimada dhaliyey” (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka kaga qaybgalay xuska sannad-guurada 59-aad ee ka soo wareegtay markii Gobollada Koonfureed ay...

Axmed Hayaan “Waa ka soo horjeedaa in ajnabi na soo dhexgalo, qofka dalbaday...

Marka laga hadlayo midnimada iyo wadajirka jaaliyadaha Soomaalida ee deggan dalka jaaliyadda Zwolle iyo nawaaxigeeda   waxeey aheyd tusaalaha ugu fudud ee loo...

Sanad guuradii 59 kii Xornimada iyo Mideynta Umadda Soomaaliyeed Qore: Abdulkadir Ali Bolay

Soomaaliyeey toos hashii maandeeq waxaa xiligaani lugta ku dhagan cadowga ummadda soomaaliyeed oo adeegsanayaa kuwa aan damiir iyo diinba lahayn waxayna damacsan yihiin in si...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs