TOOS U DAAWO: Dabaaldega xuska 1-da Luulyo oo ka socda garoonka Konis Stadium

Dabaaldeg iyo fantasiye weyn oo loo sameynayo munaasabada 1-da Luulyo ayaa ka socota saaka garoonka kubada cagta konis Istadyum ee magaalada Muqdisho.

Waxaa ka qeyb galaya munaasabadan madax fara badan oo ay ka mid yihiin Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo, wasiiro, xildhibaano qeybaha ciidamada iyo dadweyne fara badan

Hoos ka daawo Munaasabada oo toos u socota

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

 

 

- Advertisement -