Mashruuc ku kacaya lacag ka badan Bilyan dollar oo sanadkan 2020 laga fulinayo Somalia

Dowladda Federalka Somaaliya, Qaramada midoobay ayaa Maanta daah furahay qorshaha arrimaha Bini’aadamnimada ee Somaliya ee Sanadkan2020. Qorshahan ayaa u baahan 1.03 Bilyan oo Doollar, si...

Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay Guddiga cunaqabateynta Hubka ee QM (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddiga Qaramada Midoobay ee cunaqabateynta hubka Soomaaliya ayaa la wadaagay warbixin ku...

RW Khayre oo la kulmay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka (Sawirro)

Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan la qaatay kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka ee arrimaha Afrika, Tibor P. Nagy oo...

Haweeneyda ugu taajirsan qaarada Afrika oo dacwad culus lagu soo oogay

Dacwad oogaha guud ee dalka Angola ayaa ballan qaaday inuu waddo kasta oo suuragal ah uu u mari doono sidii uu dalka dib ugu...

NISA oo soo bandhigtay fanaan ka tirsanaa DF oo qirtay inuu ka mid yahay...

Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa caawa shaacisay iney qabatay fanaan ka tirsanaa kooxda maamulka gobolka Banaadir oo la shaqeynayey...

(Sawirro) Duqa Muqdisho oo daah-furay barnaamij la magac baxay “Bulsho bile”

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa daahfuray barnaamijka Bulsho Bile oo ay ku tartami doonaan degmooyinka...

Dowlada Soomaaliya oo ka jawaabtay hadalkii ka soo yeeray Madaxweyne Erdogan

Dowlada Somalia ayaa jawaab aan toos aheyn ka bixisay hadal shalay kasoo yeeray madaxweynaha Turkiga Rajeb Tayib Erdogan oo ku saabsanaa in madaxda dowladda...

(Sawirro) Maamulka G/Banaadir oo dhagax dhigay waddo si casri ah loo dhisayo

Maamulka Gobolka Banaadir iyo kan Degmada Warta Nabadda ayaa si wadajir ah u dhagax-dhigay dhismaha waddo dhirirkeedu gaaraya 700m, oo horumarta Garoonka Cayaaraha ee...

Maxay ka wada hadleen RW Khayre iyo Maamulka Shirkadda Enez (Sawirro)

Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo maanta kulan la qaatay maamulaha Shirkadda Enez, Seracettin Aksun, ayaa uga tacsiyeeyay dhibaatooyinkii Al-shabaab u geysatay...

Dagaal goor dhow ka bilowday Magaalada Muqdisho & Wararkii ugu dambeeyey

Dagaal ayaa goor dhow salaadii casir ka hor waxaa uu ka dhacay magaalada Muqdisho kaasoo dhexmaaray labo ciidan oo iska soo horjeeda. Wararka ayaa sheegaya...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs