Thursday, May 9, 2024

Fiqi “Galmudug ma ahan State ka tirsan Maraykanka oo aqoonsi ka raba Safiir dhinac...

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Baarlamanka Somaliam, kana mid ah siyaasiyiinta sida weyn uga soo horjeeda dowlada Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in...

Mid ka mid ah jidadka ugu burburka badan Muqdisho oo laami cusub la saarayo...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dhagax dhigay wado 1.5 (Halkiilo mitir iyo bar) ah oo isku...

C/raxmaan C/shakuur: “Shakigii aan qabnay Maraykanka hadda ayuu cadaaday”

Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa dhaliilay hambalyadii uu Safiirka Mareykanka u fadhiya Somalia u diray Madaxweynaha cusub ee maamulka Galmudug Axmed Qoor...

Muxuu Ra’iisul Wasaare Khayre ka yiri doorashadii saaka ka dhacday Dhuusamareeb?

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa u hambalyeeyey madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye “Qoor Qoor” oo...

Madaxweyne Farmaajo oo hambalyo u diray Madaxda cusub ee loo doortay Galmudug

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Madaxweyne K/Xigeenka cusub ee Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi...

C/kariin Guuleed oo ka hadlay doorashada Galmudug, hambalyona u diray Qoor-qoor

Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo maanta xilkaas loogu doortay...

Dib u dhac mar kale ku yimid howlihii bixinta Baasaboorka Soomaaliga

Hayadda socdaalka iyo Jinsiyadaha Somalia ayaa mar kale dib u dhigtay howlihii bixinta baasaboorka Soomaaliga oo maalmahan hakad ku jiray. Qoraal kooban uu hayaddu soo...

Waa Maxay Coronavirus? (Baro Calaamadaha lagu garto iyo sida looga hortago)

Coronaviruses (CoV) waa qoys balaaran oo fayraska kamid ah wuxuuna keena cuduro aad u tiro badan, kuwaasoo ku bilawda sida hargabka ugu danbeyna noqda...

Madaxweyne Abu Maazin oo xiriirka u jaray Maraykanka iyo Israel

Madaxwqeynaha Falastiin Mahmoud Cabbaas Abu Maazin ayaa sheegay inuu xiriirka u jaray dawladdaha Maraykanka iyo Yuhuuda, isla markaana uu ka baxay dhamaan wadahadaladii nabada...

DF oo talaabo ka qaadeysa Isbitaal Turkigu ku leeyahay Magaalada Muqdisho

Wasaarada caafimaadka xukuumada Somalia ayaa sharci daro ku tilmaantay howlaha ee magaalada Muqdisho ka wado Isbitaalka YARDIMELI oo laga leeyahay dalka Turkiga. Qoraal ka soo...

News in English

Silver General Company (SGC)

Silver General Company (SGC) is a legally registered profit-making private company that has been working for the last 6 years providing transportation service in Somalia...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs