DF oo talaabo ka qaadeysa Isbitaal Turkigu ku leeyahay Magaalada Muqdisho

Wasaarada caafimaadka xukuumada Somalia ayaa sharci daro ku tilmaantay howlaha ee magaalada Muqdisho ka wado Isbitaalka YARDIMELI oo laga leeyahay dalka Turkiga.

Qoraal ka soo baxay wasaarada caafimaadku ayaa lagu sheegay iney talaabo adag ka qaadeyso cid kasta oo ku xad gudubta sharciga iyo qawaaniinta dalka.

Hoos ka akhriso qoraalka oo dhameystiran”

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -