Monday, May 20, 2024

Cudurka Coronavirus oo Faraha ka sii baxaya & dhimashada oo sii kordheysa (Sawirro)

Cudurka Coronavirus ee ka dillaacay dalka Shiinaha ayaa faraha kasii baxaya, ayada oo dhimasha ay gaartay 563 qof, halka kumanaan kale ay la il-daran...

Qarax goor dhow ka dhacay Muqdisho & faahfaahino ka soo baxaya

Jugta Qarax xoogan ayaa goor dhow laga maqlay magaalada Muqdisho qeybo ka mid ah, waxaana ka soo baxaya faahfaahino hordhac ah. Wararka ayaa sheegaya in...

Baaritaanka Cudurka Coronavirus oo laga bilaabay Garoonka Aadan cadde (Sawirro)

Wasaarada Caafimaadka xukuumada Somalia ayaa bilowday iney cudurka Coronavirus ka baarto dadka ka soo degaya garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho. Wasiirka Caafimaadka Federaalka...

Odowaa: “Ma jirto sabab aan hambalyo ugu diro doorasho Cadaalad daro ku timid”

Xildhibaan C/raxmaan Odowaa oo ka mid ahaa musharaxiintii qaadacay doorashadii DF ku qabatay Dhuusamareeb ayaa ka biyo diiday inuu hambalyo u diro Madaxweynaha cusub...

DF oo lagu eedeeyey iney dayacday ardayda ku go’doonsan Magaalada Wuhan

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan siyaasiyiinta mucaaradsan DF, kana baarlamanka Somalia ayaa ku eedeeyey dowlada iney dayacday ardayda wax ka barata dalka...

Yuusuf Garaad oo faallo cajiib ah ka qoray xaalada Siyaasadeed ee Galmudug

Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha xukuumada Somalia Yuusuf Garaad Cumar ayaa faallo xiise badan ka qoray xaalada siyaasadeed ee maamulka Galmudug, isagoo talooyin wax...

Qarax ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho & Khasaare ka dhashay

Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhintay inta la ogyahay qarax xoogan oo maanta duhuradii ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa loo adeegsaday miino...

Madasha Xisbiyada Qaran oo War ka soo saartay doorashadii Madaxweyne Qoorqoor (Akhriso)

Madasha Xisbiyada Qaran ee uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Somalia Shiikh Shariif Shiikh Axmed war kasoo saartay Doorashadii shalay ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb ee...

Guddoomiye Cumar Filish oo xariga ka jaray xarun muhiim ah oo la dayactiray (Sawirro)

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xariga ka jaray xarunta baadi qabadka ee xoolaha nool oo...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs