Sunday, April 28, 2024

Saraakiisha ciidanka Itoobiya oo ka hadlay dayuuradii ku dhacday Berdaale

Ciidamada Itoobiya ee saldhiga ciidan ku leh nawaaxiga garoonka dayuuradaha magaalada Bardaale ayaa beeniyey iney soo rideen dayuurad siday gargaar caafimaad oo halkaas ku...

Dal carbeed oo diiwaan geliyey Soomaaligii ugu horeeyey ee u dhintay Coronavirus

Yemen oo dhinaca gacanka cadmeed deris kala ah Soomaaliya ayaa sheegtay in qof Soomaali ah uu dalkaas ugu geeriyooday cudurka Coronavirus Wasiirka Caafimaadka Yaman, Dr....

Somalia oo laga helay xaalado cusub oo COVID-19 ah iyo dad ka bogsaday

Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 38 xaalado cusub oo COVID-19 ah. 12 qofood ayaa...

Taliska AMISOM oo War ka soo saaray dayuuradii ku burburtay degmada Berdaale

Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, AMISOM, waxay tacsi tiiraanyo leh u direen qoysaska dadkii ku dhintay shilkii diyaaradeed ee shalay ka dhacay Berdaale ee...

Saameyn intee la’eg ayuu ku yeeshay Covid 19 ganacsiga Soomaalida Nederlands.?

Inkastoo dhowrkii sanno ee u dambeeyey ganacsiga Soomaalidu ay ku leedahay dalka Nederlands ku sii fidiyey magaalooyin hor leh, haddana marka la barbar dhigo...

Wasaarada Waxbarashada DF oo shaacisay xiliga la qabanayo Imtixaanka shahaadiga ah

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha Waxbarashada Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa maanta kulan ka yeeshay habka adeegga...

Tirada dadka qaba COVID-19 ee gudaha Soomaaliya oo 800 kor u dhaaftay

Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in gobalka Banaadir, Jubaland, Koonfur Galbeed iyo Puntland, laga diiwaan geliayay xaalado cusub oo COVID-19 ah. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo...

Weriye caawa lagu dilay Muqdisho & faahfaahino ka soo baxaya

Weriye ka tirsanaa warbaahinta maxaliga ah ayaa caawa lagu dilay magaalada Muqdisho caasimada Somalia sida ay sheegayaan warar goor dhow na soo gaaray. Dilka weriye...

(Akhriso) Magacyada dadkii ku dhintay Dayuuradii ku burburtay Berdaale & Masuuliyiin ka hadlay

Maamulka K/Galbeed iyo Xildhibaano ka tirsan baarlamanka Somalia ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay dayuuradii galabta ku burburtay degmada Berdaale ee gobolka Bay. Dayuurada oo...

(Sawirro) Wararkii ugu dambeeyey dayuuradii lagu soo riday Berdaale & Ganacsade caan ah oo

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan khasaaraha ka dhashay dayuurad yar oo galabta lagu soo riday nawaaxiga garoonka dayuuradaha degmada Berdaale ee gobolka Bay...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs