Saturday, April 27, 2024

Dacwaddii Badda ee u dhexeysay Soomaaliya & Kenya oo mar kale dib loo dhigay

Maxkamadda caalamiga ah ee ICJ ayaa ku dhawaaqay in mar kale dib loo dhigay waqtiga dhageysiga dacwadda muranka badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo...

Silvia Romano oo Aayado Quraan ah ugu jawaabtay dadka hanjabaadaha u jeedinaya

Hadal-heynta warbaahinta dalka Talyaaniga waxaa qabsaday sheeko ku saabsan Silvia Romano oo boggeeda Facebook-ga kusoo qortay aayado quraan ah oo ay ku fasirtay luuqaddeeda. Ficilkan...

Wasiirad Fowsiya oo shaacisay dad ka bogsaday COVID-19 iyo kiisas cusub

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay ay xanuunka Karoona ka bogsoodeen 15 qofood taaso...

Mid ka mid ah beelaha Gobolada dhexe oo ka cabaneysa hanaanka awood-qeybsiga dalka

Waxgaradka Mid ka mid ah beelaha Soomaaliyeed ee dega gobolada dhexe oo kulan iskugu yimid ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay cadaalad daro ay...

Dowlada Soomaaliya oo olole cusub ka bilaabeysa degmooyinka Gobolka Banaadir

Guddoomiyaha guddiga wacyigalinta Covid-19 ahna Wasiirka Wafaafin dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xaiyr Maareeye ayaa shaaciyay in guud ahaan demmooyinka...

Ciidamo ka tirsan NISA oo caawa weeraray xarun Telefishin oo ku taalla Muqdisho

Ciidamo la sheegay iney ka tirsan kuwa Nabad sugida Somalia ayaa la sheegay iney caawa galeen xarunta Telefishinka Somali Cable ee magaalada Muqdisho. Wararka ayaa...

Al-Shabaab oo soo bandhigtay Shacab Maraykanku ku duqeeyey Kuunyo barow (Sawirro)

Faahfaahino cusub ayaa ka soo baxaya duqeyn culus oo dayuuradaha Maraykanku ku duqeeyeen degaanka Kuunyo-barow ee gobolka Sh/hoose oo ay gacanta ku hayaan Al-shabaab. War...

Dowlada Somalia oo War ka soo saartay duqeyn lagu dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab

WAR-SAXAAFADEED Dowladda Soomaaliya oo kaashanaysa Ciidamada Africom ee Mareykanka ayaa duqeyn la beegsaday nawaaxiga magaalada Kuunyo Barrow ee Soomaaliya. Duqeyntaa ayaa lagu dilay 2 (labo) ka...

Golaha Wasiirada cusub ee Galmudug oo yeeshay shirkoodii ugu horeeyey (Sawirro)

Shirkii ugu horeeyey ee Golaha Wasiirada Galmudug oo uu Shir-Gudoomiyay Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor. oo uu wehliyo Madaxweyne ku-xegeenka...

Somalia: Tirada dadka ka bogsaday cudurka COVID-19 oo maanta korodhay

-Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku xaqiijisay in 24-kii saac ee ugu dambeeyay...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs