Thursday, May 16, 2024

Kenya oo shaacisay sababta ay u dalbatay in mar kale dib loo dhigo dacwada...

Kenya ayaa xaqiijisay in Maxkamadda ICJ ay ka dalbatay in markii 5aad dib loo dhigo dhageysiga furan ee kiiska la xiriira muranka xadka badweynta...

Maxay tahay sababta uu RW Rooble uga baxay Shirkii Golaha Wasiirada ee maanta?

Shirka todobaadlaha Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu ansixiyey Siyaasadda Qaran ee Howl-gabka iyo Liil-tirka Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda, Xubin Guddiga Madaxa Bannaan...

Booliska Soomaaliya oo xoog ku soo furtay ilmo yar oo afduub loo heystay

Booliska Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa ku guuleystay inay soo soo furtaan ilmo yar oo laga afduubtay mid ka mid ah Xaafaddaha Magaaladaas. Burcada...

DF oo ku adkeysatay in shirka wadatashiga doorashada lagu qabto Garoowe

Wasiirka warfaafinta Somalia ayaa mar kale ku celiyay in la isugu yimaado Garoowe, iyadoo la tixraacayo Shirka uu Madaxwayne Farmaajo iclaamiyay inuu halkaas ka...

(Akhriso) Golaha Midowga Musharixiinta oo ku baaqay Shir deg deg ah

Golaha Midowga Musharixiinta ayaa soo dhoweeyey shirka wadatashiga doorashooyinka ee uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo iyo  soo jeedinta Puntland, Jubbaland iyo aqalka sare ee...

Raisul Wasaare Rooble oo ka hadlay shirka uu Farmaajo ku baaqay ee Garoowe

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyey Shirka Wadatashiga Arrimaha Doorashooyinka ee  ku qabsoomaya 15-ka bishan magaalada Garoowe ee...

Qarax weyn oo caawa ka dhacay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya

Qarax aad xoogan ayaa caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay gudaha magaalada iyo meelaha ka baxsan. Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in...

Madaxweyne Farmaajo shir kale iskugu yeeray madaxda dowlad goboleedyada

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir ku saabsan arrimaha doorashooyinka isugu yeeray Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir. Shirkan oo ka furmaya 15ka...

Kulan xasaasi ah oo Villa Somalia ku dhexmaray Farmaajo & Guddoonka Golaha Shacabka

Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Guddoonka Golaha Shacabka ayaa wadahadallo ku saabsan xaaladaha dalka ku yeeshay Madaxtooyada Qaranka. Qoraal...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs