(Akhriso) Golaha Midowga Musharixiinta oo ku baaqay Shir deg deg ah

Golaha Midowga Musharixiinta ayaa soo dhoweeyey shirka wadatashiga doorashooyinka ee uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo iyo  soo jeedinta Puntland, Jubbaland iyo aqalka sare ee ah in shirkaas lagu qabto magaalada Muqdisho.

Hoos ka akhriso War-saxaafadeed ka soo baxay golaha oo sidan u qoran.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -