Wednesday, May 15, 2024

Itoobiya oo fashilisay qaraxyo lala damacsanaa Magaalada Addis ababa

Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay iney gacanta ku dhigtay gaari lagu soo raray bambooyinka gacanta laga tuuro oo ku sii jeeday Magaalada caasimada ah Addis...

Maraykanka oo digniin adag ka bixiyey dibed-baxa Mucaaradka ee Jimcaha

Mareykanka ayaa muwaadiniintiisa uga digay inay Jimcaha soo socda ka ag dhowaadaan taalada Daljirka Dahsoon oo la filayo inuu ka dhaco dibad-baxa ay qorsheeyeen...

Shariif & Xasan Shiikh oo abaabulka dibed-baxa ka bilaabay hotel ku dhow daljirka Dahsoon

Madaxdii hore ee Somalia Xasan Shiikh Maxamuud & Shariif Shiikh Axmed ayaa caawa degay Hotelka Maa'ida (Ex-Naasa-hablood 2) oo ku yaalla meel aan sidaa...

Farmaajo oo Madaxda dowlad goboleedyada ugu yeeray shir ka furmaya Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo mudnaanta siinaya dhaqan gelinta Heshiiskii 17-kii Sebteembar ee doorashooyinka dalka iyo sii ambaqaadidda talooyinka iyo...

Ciidamada Danab oo howlgal culus fuliyey & Taliye Odowaa oo faahfaahin ka bixiyey

Ciidanka Sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandoska Xoogga dalka Danab ee Danab ayaa la sheegay iney howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Al-Shabaab...

Wasiir ka tirsan dowlad goboleedka Hirshabelle oo xilka laga qaaday (Wareegto)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii Maaliyadda Hirshabeelle Mudane Cabdishakuur Maxamed Xasan. Guudlaawe ayaa Wasiirka Wasaarada Maaliyada iyo Horumarinta...

Mid ka mid ah fanaaniinta ugu caansan Somalia oo caawa ku geeriyooday Muqdisho

Fanaankii Soomaaliyeed ee Faarax Siidoow Faarax ayaa caawa ku geeriyooday magaalada Muqdisho caasimada Somalia. Geerida fanaanka ayaa waxaa Allbanaadir Online u xaqiijiyey masuuliyiin ka tirsan...

(Daawo Sawirro) RW Rooble oo qodob muhiim ah ka dalbaday Ganacsatada Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kala hadlay ganacsatada Soomaaliyeed in aysan shacabka ku qaaliyeyn maciishadda iyo waxyaabaha daruuriga...

Kiisaskii ugu badnaa cudurka COVID-19 oo maanta Somalia laga diiwaan-geliyey

Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay dalka laga diiwaan geliyay 127 xaaladood oo COVID-19 ah, taasoo...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs