Sunday, May 19, 2024

Laftagareen: “Waxaa jira Musharaxiin la ii sheegay iney wadaan hub urursi”

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Maxamed (Laftagareen) ayaa si kulul u weeraray musharaxiin xilal raadinaya oo uu sheegay iney is hubeynayan Laftagreen ayaa...

Somalia: Dadka u dhimanaya & kuwa uu soo ridanayo COVID-19 oo sii kordhaysa

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 77 xaalado cusub oo COVID-19...

(Sawirro) Kalfadhiga 3-aad ee Baarlamanka Galmudug oo furmay, laguna ansixiyey..

Kalfadhiga 3-aad ee golaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta oo khamiis ah ka furmay magaalada Dhuusamareeb Ajendaha kulanka maanta ayaa ahaay, Furitaanka Kalfadhiga 3aad. ...

Maxay ka wada hadleen Qoorqoor iyo wafdi ay horkaceyso Anita Kiki Gbeho? (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa Xarunta Madaxtooyada Dhuusamareeb kula kulmay Ku-xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Marwo Anita Kiki Gbeho iyo wafdi...

Al-Shabaab oo xukun dil ah ku fulisay nin aflagaadeeyey Nebi Maxamed NNKH

Fagaare ku yaalla degmada Ceelbuur waxaa shalay gelinkii dambe ka dhacay xukun dil ah oo lagu fuliyay nin lagu eedeeyey inuu aflagaadeeyay Nabi Maxamed...

Gudoomiye Cumar Filish oo xariga ka jaray xarun cusub oo loogu talo galay.. (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga ka jaray Xarunta Hooyada iyo Dhalaanka MCH Degmada...

Milateri adeegsaday awood xaf dhaaf ah oo laayey ku dhowaad 120 qof

Ciidamada ammaanka Nigeria ayaa lagu eedeeyey inay adeegsadeen awood xad-dhaaf ah ayna dileen ugu yaraan 115 qof kaddib howlgal ka dhan ah kooxaha u...

Madaxweyne Deni oo maanta shaacinaya liiska Musharaxiin laga sugaayey

Madaxweynaha Maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa inuu maanta shaaciyo liiska musharaxiinta xubnaha Puntland ku metelaya aqalka sare ee baarlamanka Somalia. Deni ayaa...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs