Tuesday, May 21, 2024

Maamulka Taliban oo dalab xasaasi ah u diray shirka Golaha guud ee Q/Midoobay

Taliban ayaa codsatay inay khudbad ka jeediyaan shirka hogaamiyayaasha caalamka ee Qaramada Midoobay todobaadkan oo ka dhacaya magaalada New York. Wasiirka arrimaha dibedda ee kooxda...

Faransiiska oo beeniyay warar lagu baahiyey Wargeysyada Yurub qaarkood

Dowlada France ayaa beenisay warbixin maanta lagu daabacay wargeyska Britain ee Daily Telegraph oo sheegeysay inay kursigeeda joogtada ah ee Golaha Ammaanka ee QM...

Faahfaahin: Ciidamo Kenyan ah oo lagu weeraray degaan ka tirsan gobolka J/hoose

Dagaal ayaa ka dhacay degaanka Hosingow oo ka tirsan gobolka Jubada hoose kaasoo dhexmaray ciidamada Kenya ee ka tirsan AMISOM iyo xoogaga Al-shabaab. Dagaalka ayaa...

Wararkii ugu dambeeyey waanwaanta laga dhex wado Farmaajo iyo Rooble

Waxaa weli socda waanwaanta laga dhex wado Madaxweynaha Somalia Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaarihiisa, waxaana dadaaladaas hoggaaminaya Madaxweyne Qoorqoor iyo Guddoomiye Mursal. Madaxweyne Qoorqoor oo ay...

(Akhriso) Jadwalka doorashada Aqalka sare ee gobolada Woqooyi oo la shaaciyey

Guddiga doorashada Xildhibaanada labada aqal ee Somaliland ayaa shaaciyey jadwalka doorashada xubnaha aqalka sare ee gobolada Woqooyi. Talaabadan ayaa ku soo aadeysa xili maanta Guddoomiyaha...

Fahad Yaasiin oo caawa kulan xasaasi ah la leh taliyeyaasha ciidamada

Guriga uu Agaasimihii hore ee NISA ka degan yahay Madaxtooyada Somalia ayaa waxaa ka socda kulan xasaasi ah oo Fahad Yaasiin la leeyahay Taliyeyaal...

Farmaajo oo caawa khudbad ka jeedinaya shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa khudbad ka jeedin doona meertada 76-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay sida lagu sheegay qoraal...

(Sawirro) Danjire Cali Cagabaruur oo la kulmay Gudoomiyaha Baarlamaanka Uganda

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud Cali Cagabaruur ayaa kulan la qaatay Gudoomiyaha Baarlamaanka Uganda Mudane Jacob L. Oulanyah, iyagoo ka...

Maxaa sababay in Gudoomiye Cabdi Xaashi la siiyo kursi aan lagula tartameyn?

Waxaa maanta looga dhawaaqay Magaalada Muqdisho liiska musharaxiinta xubnaha aqalka sare ee ka soo jeeda Somaliland, kuwaasoo ku tartami doona illaa 11 kursi. Kursiga koowaad...

Wasiirka Amniga DF oo aqbalay dalab xasaasi ah oo kaga yimid qoyska Ikraan Tahliil

Wasiirka Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Maxamed Nuur ayaa xafiiskiisa kula kulmay Hooyada Ikraan Tahliil Faarax oo lagu Magacaabo Qaali Guhaad iyo xubno kale...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs