(Akhriso) Jadwalka doorashada Aqalka sare ee gobolada Woqooyi oo la shaaciyey

Guddiga doorashada Xildhibaanada labada aqal ee Somaliland ayaa shaaciyey jadwalka doorashada xubnaha aqalka sare ee gobolada Woqooyi.

Talaabadan ayaa ku soo aadeysa xili maanta Guddoomiyaha aqalka sare iyo RW ku-xigeenka dalka ay u gudbiyeen RW Rooble liiska musharaxiinta aqalka sare ee Somaliand.

HOOS KA AKHRISO JADWALKA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com


- Advertisement -