Tuesday, April 30, 2024

(Akhriso) Galmudug oo Maamul cusub u Magacowday degmada Caabudwaaq

Wasaarada arrimaha gudaha dowlad goboleedka Galmudug ayaa Maamul  cusub u Magacowday degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Qoraal ka soo baxay Wasaaradda ayaa waxaa lagu Magacaabay...

(Akhriso) Dowlada Somalia oo awaamiir culus ka soo saartay Xakameynta Covid-19

Wasaaradda Caafimaadka Somalia ayaa soo saartay Habraaca Xakameynta cudurka Covid-19. Habraaca ayaa faraya mujtamaca Soomaaliyeed, dadka safraya, iyo kuwa u soo safraya Soomaaliya dhaqangelinta nidaamka...

Maxay xubnaha Beesha caalamka kala hadleen Madaxweyne Cali Guudlaawe? (Sawirro)

Saaxiibbada Soomaaliya ee caalamka ayaa maanta kulan khadka Internet-ka ah la yeeshay Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen. Waxa ay soo dhoweeyeen dadaalkiisa ku aaddan dhammeystirka...

Xundubey oo kashifay arrimo dhexmaray isaga & Rooble (Dhaqaale laga raadiyey dalal carab ah)

Wasiirkii Amniga ee xilka laga qaadey Xasan Xundubey ayaa faafiyay qoraal uu ku sheegayo in labada dal ee Masar iyo Imaaraadka Carabta oo ay...

Ahmed Mustakim Abdul Hamid oo la xiray xili uu doonayey inuu ku biiro Al-Shabaab

Malaysia ayaa sheegtay inay si dhow ula socota xarigga iyo hannaanka sharciga ah ee lagu soo rogay nin u dhashay dalkaas oo la sheegay...

Rooble oo Mar kale la kulmay Mahdi Guuleed & Cabdi Xaashi, hal arrina ka...

Iyadoo uu heer gebogebo ah marayo u diyaar garowga doorashada Aqalka Sare ee Xildhibaannada Gobollada Woqooyi (Somaliland), ayuu Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble la...

(Sawirro) Geelle oo ku laabtay Jabuuti ka dib Warar laga baahiyey xaaladiisa Caafimaad

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta dib ugu laabtay Jabuuti, kaddib safar gaar ah oo uu ku tagay Faransiiska oo isugu jiray...

Habraaca doorashada Xubnaha Aqalka sare ee gobolada Woqooyi oo la soo saaray (Akhriso)

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee baarlamanka Somalia Cabdi Xaashi iyo Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka dalka Mahdi Guuleed ayaa wadajir soo saaray habraaca doorahada xubnaha aqalka...

RW Rooble guddoomiyey shir xasaasi ah oo ka dhacay Villa Somalia (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shir ka dhacay xafiiskiisa Villa Somalia. Waxaa shirkan ka qeyb galay xubno ka tirsan...

Doorashadii Aqalka sare oo ka bilaabatay Jowhar ka dib buuqii xalay hareeyey

Doorsahada xubnaha aqalka sare ku mataya Hirshabeelde ayaa galabta mar kale ka bilaabatay magaalada Jowhar kadib buuq xalay hareeyay baarlamaanka maamulkaas oo sababay in...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs