Sunday, May 19, 2024

Maxay yihiin eedeymaha uu Farmaajo u jeediyey Kenya & Madax goboleedyada qaarkood?

Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in mudadii uu talada dalka hayey uu culeys daran kala kulmay kiiska badda, isagoo Kenya ku eedeeyey...

Faahfaahin: Qarax xooggan oo ka dhacay Muqdisho & Khasaare ka dhashay (Sawirro)

Ugu yaraan shan ruux ayaa ku dhimatay ku dhowaad 10 kalena way ku dhaawacmeen qarax caawa maqribkii ka dhacay Isgoyska Fagax oo ka tirsan...

Farmaajo oo ka hadlay guusha kiiska Badda, eedeymo culusna u jeediyey Kenya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo jeediyey khudbad ku aaddan go’aanka kama danbeysta ah ee ka soo baxay Maxakamadda ICJ ee...

Maxay ka wada hadleen Wasiirada ganacsiga & A/dibeda ee Somalia & Serbia? (Sawirro)

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibaan Khaliif Cabdi Cumar ayaa kulan gaar ah la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalkaas Mr. Nikola Selaković...

Farmaajo oo goor dhow jeedinaya khudbad ku saabsan Xukunka ICJ ee Kiiska Badda

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhow shacabka Soomaaliyeed u jeedinaya khudbad  ku saabsan Xukunka Maxkamada ICJ ee Kiiska Badda. "isagoo la wadaagaya Shacabka...

Mahdi Guuleed oo ka hadlay xukunka badda ee ka soo baxay Maxkamada ICJ

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa sheegay in Maxkamadda Caalamiga ee Caddaaladda, ay gaartey go’aan taariikhi ah. Mahdi Maxamed Guuleed ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka oo galabta gaaray Magaalada Dhuusamareeb (Sawirro)

Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka General Odawaa Yuusuf Raage ayaa galabta ah gaarey Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug. Taliye odawaa oo ay wehliyeen Saraakiil ciidan ayaa...

Rooble & xubno kale oo Villa Somalia ku daawanaya go’aanka Badda (Sawirro)

Raisul Wasaaraha Xukuumada Somalia iyo xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada ayaa toos ugu daawanaya barxad ku taalla Vila Somalia ku dhawaaqida Maxkamada ICJ ee...

DAAWO TOOS: Go’aanka Maxkamada ICJ ee dacwada badda Somalia iyo Kenya

Waxaa hadda Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ) ka bilowday go'aan ka gaarista dacwadda badda Kenya iyo Soomaaliya. Garsoorayaasha ayaa hadda hadlaya iyadoo laga war...

Mashruuc Indho fiiqis bilaash ah oo ka socda Muqdisho & qaar ka mid ah...

Isbitaalka taqasusiga ah ee Dalmar (Dalmar Specialist and Teaching Hospital ee magaalada Muqdisho ayaa magaalada Muqdisho iyo qaar ka mid ah gobolada dalka ka...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs