Wednesday, May 8, 2024

Faahfaahin: Al-Shabaab oo iska caabin kala kulantay dagaal ka dhacay degaanka Baxdo

Dagaal socday muddo ku dhow laba saacadood ayaa saaka aroornimadii ka dhacay degaanka Baxdo ee gobolka Galgaduud kaasoo dhexmaray Ciidamo Boolis ah iyo maleeshiyaadka...

Taliyihii xilka laga qaaday ee ciidanka PSF oo bilaabay inuu qorto askar cusub

Taliyihii ciidanka PSF ee diiday xilka ka qaadista lagu sameeyey Gen. Mohamoud Osman Diyano ayaa sheegay inuu qoranayo ciidamo cusub, xili ay socoto Waanwaan...

Abaabulka banaanbaxyo iska horjeeda oo ka socda Magaalada Muqdisho

Abaabulka banaanbaxyo iska soo horjeeda oo lagu kala taageerayo MW Farmaajo iyo RW Rooble oo khilaaf adag uu u dhaxeeyo ayaa ka socda Magaalada...

Nooca cusub ee COVID-19 OMICRON oo xawli ku faafaya & digniino la soo...

Hay'adda caafimaadka QM ee WHO ayaa sheegtay in tirada kiisaska cudurka COVID-19 OMICRON ee adduunka ay toddobaadkii la soo dhaafay kordheen 71%, iyadoo gudaha...

Taliska Booliska Galmudug ee Gaalkacyo oo qaaday talaabo si weyn loo amaanay (Sawirro)

Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Mudug Qaasin Shiikhdoon Cali ayaa ku wareejiyay Saraakiisha Amniga Maamulka Puntland Gaari Dhawaan laga soo dhacay degaanada Puntland oo lagu...

DF oo ka hadashay shirka Golaha Wadatashiga oo maalintii afraad soo gebagboobay

Waxaa soo gabagaboobay maalintii afaraad Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran, iyadoo aanay weli Madaxda is afgarad ka gaarin dooddihii u dhaxeeyay ee arrimaha Amniga iyo...

Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay weerar ka dhacay degaanka Gamboole

Ururka 4-aad guutada 16-aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab ee XDS ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay degaanka Gamboole ee Gobolka Shabeellada dhexe. Ciidamada ayaa dagaal muddo...

11 Sano ka dib Maxaan ku arkay Muqdisho? (Warbixin xaqiiqooyin kala duwan xambaarsan)

Waxaa magaalada Muqdisho iigu danbeysay bartamihii bishii Noveber sanadkii 2010kii. Waxaan ka soo tagay magaalo ay dagaalo xooggan ka socdaan. Ciidamadii Al-Shabab iyo kuwii...

News in English

Silver General Company (SGC)

Silver General Company (SGC) is a legally registered profit-making private company that has been working for the last 6 years providing transportation service in Somalia...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs