Wednesday, May 1, 2024

Wadahadalkii Baydhabo oo fashilmay & Qoorqoor oo la saftay Laftagareen

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Dhinac kale u weeciyey  wadahadal ka socday Baydhabo oo la xiriiray isku day la doonayey in xal...

Waa kuma Prof. Saciid Ciise Max’uud Musharaxa doorashada Madaxweynaha Somalia?

Waxaan ahay musharax u taagan doorashada loogu tartamamayo qabashada xilka Madaxweynaha Somalia 2022, Waxaan rumeysanahay inaan hayo qorsheyaal waxqabad oo macquul ah oo fulinta...

Musharax Madaxweyne oo ku guuleystay doorasho ka dhacday Magaalada Jowhar

Xildhibaan Cabdulqaadir Cosoble Cali  ayaa mar kale ku guulaystay kursiga tirsigiisu yahay HOP140 ee golaha shacabka oo caawa doorashadiisa ka qabsoontay Magaalada Jowhar. Musharax Madaxweyne...

Wasiirka Gaashaandhiga Somalia oo u digay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhiga Somalia C/qaadir Maxamed Nuur ayaa hambalyo u diray ciidanka qalabka sida ee Somalia taasoo ku aadan 62-sano guurada ka soo wareegtay aas-aaska...

Maamulka gobolka Gedo oo wax lala yaabo ku tilmaamay hadalkii Axmed Madoobe

Guddoomiyaha gobolka Gedo Axmed Buulle Maxamed ayaa sheegay inay marwalba diyaar u yihiin doorashadii loo ballansanaa in lagu qabto magaalada Garbahaarrey oo ah degaan...

Caqabad cusub oo soo wajahday dacwadii uu Fahad Yaasiin u gudbiyey Maxkamada Sare

Garyaqaanka guud ee dawlada Dr. Cusmaan Cilmi Guuleed ayaa ka dalbaday Maxkamada sare in la hakiyo dacwada  uu Fahad Yaasiin ka soo gudbiyay guddiga...

(Daawo Sawirro) Muxuu Cumar Filish kala hadlay Masuuliyiinta degmooyinka Muqdisho?

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir gudoomiyay kulanka Todobaadlaha ee Maamulka Gobolka Banaadir. Waxaa goobjoog ka...

(Akhriso Magacyada) Tirada Xubnaha labada Aqal ee illaa hadda qaatay shahaadada

Guddiga doorashada heer federaal ayaa soo saaray liiskii ugu dambeeyey Tirada Xildhibaanada Guud ee qaatay Shahaadada Xildhibaannimo ee Baarlamaanka 11-aad  ee Soomaaliya oo haatan...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs