Friday, April 26, 2024

Xassan Shiikh oo booqashadii labaad ku tagaya Puntland & Xog ku aadan safarkiisa

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa inuu horaanta todobaadka soo socda mar kale booqasho ku tago dowlad goboleedka Puntland. Xassan Shiikh...

Malaysia oo fashilisey afduub qarsoodi ah oo sirdoonka Israel ka wadeen Kuala Lumpur

Sirdoonka dowlada Maleysia ayaa soo furtay nin Falastiini ah oo Sirdoonka Israa'iil si qarsoodi ah ugu afduubteen Magaalada Kuala Lumpur ee caasimada dalkaas. Mossad oo...

Ciidanka Itoobiya oo qabsaday magaalooyin cusub, kuna siqaya caasimada Makelle

Ciidamada Itoobiya ayaa la wareegay magaalooyin ka tirsan gobolka waqooyi ee Tigray, waxaana laba ka mid ah magaalooyinkaas ay u dhow yihiin koofurta caasimadda...

Somalia oo ka qeyb galaysa Meertada 90aad ee Shirweynaha INTERPOL (Sawirro)

Wasiir Wasaaradda Amniga Gudaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Axmed Sheekh Cali iyo wafdi uu horkacayo ayaa magaalada New Delhi ee Dalka Hindiya...

Maxkamad ku taalla dalka Sacuudiga oo xukun adag ku riday nin Mareykan ah (Sawirro)

Muwaadin Mareykan ah ayaa lagu xiray Sacuudiga, waxaana lagu xukumay 16 sano oo xarig ah, kaddib qoraal uu ku dhaliilay boqortooyada soo dhigay bartiisa...

(Sawirro) Soomaali mindi ku hubeysan oo labo qof ku dilay Magaalada Ludwigshafen

Nin ku hubaysan mindi ayaa laba qof ku dilay, mid kalena ku dhaawacay Magaaladda Ludwigshafen ee galbeedka dalka Jarmalka. Booliska ayaa Rasaas ku dhaawacay Eedaysanaha...

Dowladaha Ukraine & Ruushka oo iswaydaarsaday Maxaabiis Dagaal (Sawirro)

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskiy ayaa ku booriyay ciidamadiisa inay qabtaan maxaabiis badan, isagoo sheegay in tani ay fududeyn doonto in la sii daayo askartoosa...

Amar cusub oo laga soo saaray xaasaska iyo caruurta xubnaha ka tirsan Al-Shabaab

Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa amar cusub ka soo saartay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab sida laga yeelanyo xaasaska iyo caruurta xubnaha ka tirsan Al-Shabaab. Afhayeenka...

Shiikh Aadan Madoobe & dhigiisa Eliane Tillieux oo qodobo muhiim ah ka wada hadlay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta la kulmay dhigiisa dalka Belgium-ka Marwo Eliane Tillieux, oo...

Qoorqoor: “Galmudug oo isku duuban waxay go’aansatay iney soo afjarto argagaxisada”

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa soo xiray kulan ballaaran ay iskugu yimaadeen siyaasiyiinta, culimada, dhaqanka iyo haweenka beelaha ka soo jeeda...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs