Thursday, May 2, 2024

Gen. Odawaa iyo Saraakiil ka tirsan ciidanka Mareykanka oo heshiis cusub wada galay

Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen. Odawaa Yusuf Raage ayaa la kulmay Saraakiil ka tirsan Ciidamada Mareykanka ee jooga Somalia. Labada dhinac ayaa ka wada...

Villa Somalia oo war ka soo saartay Shirka furmay ee Golaha Wadatashiga Qaranka (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardargelinaya hirgelinta  siyaasadda lagu gaarayo Soomaali heshiis ah, ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo...

Golaha Wasiirada Somaliland oo ansixiyey Miisaaniyada sanadka 2023 iyo Muuse Biixi oo..

Fadhigii 101aad ee golaha wasiirrada Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweyne Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa maanta la hor keenay Miisaaniyad sannadeedka 2023-ga oo ay...

Madaxweyne Xassan Shiikh oo magacaabay la taliyaha cusub ee arrimaha..

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Cabdirisaaq Cismaan Xasan "Juurile" in uu noqdo Lataliye Sare ee dhanka dimuqraadiyeynta...

Dowlad ka tirsan Yurub oo shaacabkeeda u fasaxday Isticmaalka xashiishka

Jarmalka ayaa  ku dhawaaqay qorshe ay ku sharciyeynayso Maandooriyaha Xashiishka, Xili aan Wali  si dhab ah hoos loo eegin ama la meel Marin Xuquuqda ...

DF oo shaacisay in howlgal qorsheysan lagu dilay 17 ka tirsan Al shabaab (Akhriso)

Dowladda Somalia ayaa sheegtay in 17 ka Tirsan Al shabaab oo xalay lagu dilay howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Hay’adda NISA iyo saaxiibada...

(Sawirro) RW Xamse oo daahfuray qorshaha Mashruuc $150 milyan ay ku baxeyso

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta daah-furay qorshaha horumarinta korantada dalka oo qayb ka ah qorshaha xukumadda ee tiirka...

(Akhrio) Cali Guudlaawe oo wasiir cusub u Magacaabay Wasaarada Caafimaadka Hirshabelle

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Mudane Dr Maxamed Cabdiraxmaan Khaliif u Magacaabay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowladda Hirahabeelle. Wasiirka cusub...

RW Somalia oo sagootin iyo maamuus u sameeyey danjire Hassan Bin Xamsa (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa caawa casho sharaf sagootin ah hoygiisa ugu sameeyay Safiirka Qadar ee Soomaaliya, Xasan Bin...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs