Saturday, April 27, 2024

Feysal Cali Waraabe oo ka hor yimid wadahadalka Somalia iyo Somaliland

Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ee UCID Feysal Cali Waraabe ayaa ka soo horjeestay in xiligan ay wadahadalo yeeshaan maamulka Somaliland iyo dowlada Soomaaliya Feysal Cali Waraabe...

Maxay ka wada hadleen Wasiirka Arrimaha Dibadda DF & danjire Liu Yuxi? (Sawirro)

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa maanta oo Arbaco ah ku qaabilay Caasimadda Muqdisho, Wakiilka gaarka ah ee Dowladda...

Itoobiya oo dib ugu soo celisay gobolka Tigray qaar ka mid ah adeegyadii bulshada

Itoobiya ayaa korontadii dib ugu soo celisay magaalada Mekelle ee xarunta gobolka Tigray halkaasoo ciidamada federaalka ay kula dagaalameen fallaagada TPLF labadii sano ee...

Koobka Aduunka: Xulka Kubada cagta reer Marooko oo afka ciida u daray Spain (Sawirro)

Xulka Morocco ayaa markii ugu horeysay u soo baxay wareega 8 dhamaadka ee koobka aduunka, kadib markii ay 3-0 rigoorayaal ah ku garaacday xulka...

Xassan Shiikh: “Waxaan gaarnay heer dadkeennu ka doodayaan Al-Shabaab kaddib Maxaa xiga”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo ku gaaray dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa ka  qeyb galay Madasha...

Nin Mindi ku hubeysan oo dil iyo dhaawac ka geystay Magaalo ku taalla Jarmalka...

Garsoore ayaa amar ku bixiyay in xabsiga lagu hayo nin u dhashay dalka Eritreya oo 27 jir ah ka dib weerar mindi loo adeegsaday...

Maxay yihiin xubnaha uu Wareegtada ku Magacaabay Madaxweyne Deni?

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne LR. 81, 06-da December 2022, Kuna saabsan magacaabid labo xubno ka tirsan...

Dal ay curyaamiyen dagaalo oo wadamo ay Soomaaliya ku jirto ugu deeqay..

Markabkii ugu horeeyey ee sida Qamadi ka yimid Ukraine ayaa gaaray waddanka Djibouti, iyadoo la gaarsiin doono dalka deriska ah ee Itoobiya, xilli ay...

Safiirka Somalia ee Ugandha & Danjire Mundir F. Abdiaziz oo ka wada hadlay..

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud (Cali Cagabaruur) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Jamhuuriyadda Masar ee Uganda Danjire Mundir Fatxi...

Xulka Brazil oo dhulka ku jiiday xulkii Kubada Cagta ee Koonfur Kuuriya (Sawirro)

Brazil oo aan la celin karin ayaa caawa 4-1 ku xasuuqayxulka South Korea, waxayna u gudubtay wareega 8 dhamaadka Brazilian-ka ayaa garoonka caanka ah ee...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs